Dhalinta Beesha Ciise Mudulood

Dhalinta Beesha Ciise Mudulood 𝐇𝐚𝐰𝐢𝐲𝐞, 𝐇𝐢𝐫𝐚𝐚𝐛, 𝐌𝐮𝐝𝐮𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐡𝐢𝐫𝐚𝐚𝐛, 𝐂𝐢𝐢𝐬𝐞 𝐌𝐮𝐝𝐮𝐥𝐨𝐨𝐝 ( 𝐔𝐝𝐞𝐞𝐣𝐞𝐞𝐧) 🤍

Hogaanka cusub ee dhallinyarada 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗞𝗵𝗲𝘆𝗿𝗲 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗕𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗶𝗶𝘀𝗲 𝗠𝘂𝗱𝘂𝗹𝗼𝗼𝗱 (𝗨𝗱𝗲𝗲𝗷𝗲𝗲𝗻).
18/04/2026

Hogaanka cusub ee dhallinyarada 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗞𝗵𝗲𝘆𝗿𝗲 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗕𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗶𝗶𝘀𝗲 𝗠𝘂𝗱𝘂𝗹𝗼𝗼𝗱 (𝗨𝗱𝗲𝗲𝗷𝗲𝗲𝗻).

Tariikh: 17-04-2026Waxaa muqdisho kulan ku yeeshay Dhallinyarada 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗞𝗵𝗲𝘆𝗿𝗲 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘁𝗶𝗿𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗶𝗶𝘀𝗲 𝗠𝘂𝗱...
18/04/2026

Tariikh: 17-04-2026

Waxaa muqdisho kulan ku yeeshay Dhallinyarada 𝗕𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗞𝗵𝗲𝘆𝗿𝗲 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘁𝗶𝗿𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗲𝗲𝗹𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗶𝗶𝘀𝗲 𝗠𝘂𝗱𝘂𝗹𝗼𝗼𝗱 (𝗨𝗱𝗲𝗲𝗷𝗲𝗲𝗻) Waxaana lagu doortay Gudoomiye iyo Ku xigeenka Dhallinayarada 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐞 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧, waxaana Gudoomiye loo doortay 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐦𝐮𝐱𝐮𝐦𝐞𝐝 (𝐋𝐮𝐠𝐞𝐞𝐲), Halka Ku xigeena loo doortay 𝐅𝐚𝐚𝐝𝐮𝐦𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐬𝐚𝐡𝐚𝐥.

Waxaan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka urajeeneynaa in masuuliyada culus ay qaadeen alle ufududeeyo.

Address

Wadada Km4
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinta Beesha Ciise Mudulood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share