Midowga Dhalinyarada Hillibi Maxamed

Midowga Dhalinyarada Hillibi Maxamed waa madal loogu talagalay in looga shaqeeyo arimha quseeyo ee beelwaynta hillibi maxamed

25/04/2026

Ismaaciil Madar "dhalinyaradu waxay Uga baahanyihiin dhaqanka iyo siyaasiintu in ay garab galaan kana qayb galiyaan fursadaha dowlad dhiska soomaaliya"

Shirweynaha AAYA KA TASHIGA Beesha Hillibi Maxamed

24/04/2026

War murtiyeedka shirweynaha wada TASHIGA beesha Hillibi Maxamed .

24/04/2026
23/04/2026

"Koofur Galbeed dhaqatiirta ugu sareyso waa Beesha Hiliba Maxamed oo ka muuqata wax Qabadkoodi"

Cabdullahi Sheekh Daahir Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Koofur Galbeed Soomaaliya.

23/04/2026

Hillibi Maxamed waa dad taariikh fog leh oo Murusade taariikh ku dhax leh"Xil Cabdullahi Cali Cabdulle(Xabad)

23/04/2026

"Waxaan si guud u sheegeynaa shirka inuu yahay shir guud oo Beesha Hillibi Maxamed ay aayaheeda uga tashaneyso"
Dr Ismail Abdalla agaasimaha caafimaadka dagmada dayniile ahne gudoomiyaha dhalinyarada Midowga Dhalinyarada Hillibi Maxamed

23/04/2026

Wadajirbaa wax dheef leh wacnaaani waa danteena .

Follow Midowga Dhalinyarada Hillibi Maxamed

Maantay waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya shirweynaha AAYA KA TASHIGA beesha HILLIBI MAXAMED oo iskugu imaanayaan hald...
23/04/2026

Maantay waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya shirweynaha AAYA KA TASHIGA beesha HILLIBI MAXAMED oo iskugu imaanayaan haldoorka iyo duqowda reerka .

Beesha  Hillibi maxamed  waxey cod buuxa ku ayideysaa ugaaska rasmiga ah ee beesha murusade  la duubayo  maalinta berrit...
06/02/2026

Beesha Hillibi maxamed waxey cod buuxa ku ayideysaa ugaaska rasmiga ah ee beesha murusade la duubayo maalinta berrito ah .

Ugaaska allah kaadhigo kii kashaqeeya midnimadda, danaha iyo iskuheynta beelweynta murusade. Guuleyso idam alle

Muqdisho, Abriil 11, 2025 — waxaa kulan ku yeeshay magalaada mogadisho gudiga doorashada  gudoomiyaha  midowga dhalinyar...
11/04/2025

Muqdisho, Abriil 11, 2025 — waxaa kulan ku yeeshay magalaada mogadisho gudiga doorashada gudoomiyaha midowga dhalinyarada hillibi maxamed
Gudiga kulankooda maantay waxay ku doorteen hogaanka gudiga , waxayna gudoomiye u doorteen mudane Ismaaciil Madar , xoghaye waxay u doorteen mudane axmed c.qaadir maxamed sidoo kale maaliayada waxa u doorteen mudane Cusmaan c.qaadir Jumcaale .
Dhanka kale gudiga ayaa ka dooday qorsho howleedka hortabinta u leh qabashada doorasha hufan oo xur iyo xalaal.

DHAMMAAD

31/03/2025

Wadajirbaa wax dheef leh wacnaaani waa danteena .

Ciid Mubaarak

Follow Midowga Dhalinyarada Hillibi Maxamed

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Hillibi Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share