Ururka Dhallinyarada Cabdisheekh

Ururka Dhallinyarada Cabdisheekh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Dhallinyarada Cabdisheekh, Youth Organization, Mogadishu.

Ururka Dhallinyarada Cabdisheekh
Madal mideysa dhallinyarada, laguna falanqeeyo siyaasadda si mas’uuliyad leh, lagulana socdo xaaladda deegaanka, loogana shaqeeyo mustaqbal midaysan oo horumar leh.

Mustaqbal - Shabellada Hoose - somalia🌴Deegaanka mustaqbal ee Hoostaga dagmada kurtuwarey..!Halkaan uga Wac qof Reer mus...
03/05/2026

Mustaqbal - Shabellada Hoose - somalia🌴

Deegaanka mustaqbal ee Hoostaga dagmada kurtuwarey..!
Halkaan uga Wac qof Reer mustaqbal eh..?

30/03/2026

Waxaa maanta si buuxda ula wareegay magaalada beydhabo oo aheed xarunta Ku meel gaarka Casimada mamulka KGS ciidanka dowlada fedraalka somalia iyo ciidamada Badbadada KGS.

Madaxweynahii H**e mamulka koofu galbeed mudane Cabdicasiis Lafta gareen oo doorasho b**b ah qabsaday maalintii shalay aheed ayaa maanta Iska casilay Xilka madaxnimo ee Maamulka KGS.

Sido kale dowlada fadraalka ayaa madaxweyno Ku meel gaar ah usameysay mamulka KGS aydoo Rabto iney ka qabato Doorasho qof iyo Cod ah.

Sido kale dhawaan waxa abilaaban doonto doorashada Golaha Deegaanka, deeganada dhaca kofur galbeed gobalada Baay, bakool, iyo shabeelada Hoose.

Ayadoo dagmo walbo ey kasoo bixi doonaan Gole deegaan.

Gunaanad. Beelweynta Cabdishiikh oo ah beel dagto gobalka shabeelda hoose gaar ahaan dagmooyinka, kutuwarey, barawe, iyo sablaale iyo deegana Hoos tago. Ayaa lafilaaya in ey isku diyaariyaan doorashada golaha Deegaanka dagmooyinkaan in ey ka keen sadaan tirooyin uqalmo deegaanadooda.

Qaraabo ha la is muujiyo halisku diyaariyo doorashada gobalka shabeelda Hoose insha allah.

F.g: Xaqeena cidna nagama Heysato lakiin anagaa doonan..!

Hamplyo maalinta haweenka somaliyeedHablo weerar gali kara"Hablo geela dhicin kara"Gobanimana hanan kara"Hablo Talada go...
08/03/2026

Hamplyo maalinta haweenka somaliyeed

Hablo weerar gali kara"
Hablo geela dhicin kara"
Gobanimana hanan kara"
Hablo Talada goyn kara"
Garta madal ka niqi kara"
Quruxdana ka wada goba"
Cabdishiikh moyee Reer kale lagama Helo.!❤️

Mowqifka kaga aadan dagaalada ka socdo bariga dhexe Beelweynta Cabdisheekh ( maxamed mudulood)..!
01/03/2026

Mowqifka kaga aadan dagaalada ka socdo bariga dhexe Beelweynta Cabdisheekh ( maxamed mudulood)..!

28/02/2026

4sano ka hor waxaa dhacay shirkii guud ee beesha mudulood ey kusoo saareysay Xasan shiikh maxamuud waxaan dirsanay hadaa Nahay Beesha maxamed mudulood gudiyo nagu matalaaye
Xasan waa soo sarnay ee gudiyadii nagu matalaaye maxaa xil eh oo eey keeneen mise meeshii ey uga Hareen waxba madoonan
Darashadii xigtay wey timid maxaa noo qorsheysan qaraabo
Fikir kaaga noogu reer qeebta faalada..!?

17/02/2026

Degaanka Buulo mareer ayaa ku gullestay koobka Dagmoyinka Galbeed - Bari ee gobalka Shabellada hoose Koobkaas oo looqabtay dagmoyinka Marko, kutuwarey, iyo Barawe koobkaan ayaa qabashadiisa labilaabay 2016 ayaa mudo 4jeer ey ku gulleysatay buulo mareer sido kale ciyaartii maanta ayaa final isku imadeen buulo iyo shalambood oo matalaayo Marko iyo kutuwarey ogaada Buulo mareer waa lama galaay🏆🏅
Hamplayo buulo marer

Ramadaan mubarak Dhamaan umada somaliyeed
17/02/2026

Ramadaan mubarak Dhamaan umada somaliyeed

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhallinyarada Cabdisheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share