24/01/2022
.
Suuqa ayuu uga doonay xaaskiisa Hilib ay cunaan.
Hilibkii markuu soo iibshey isagoo jidka soo socda ayaa La Aqiimay salaadii, masaajid ka ag dhowaa ayuu galay isagoo hilibkiina sitta si uu ugu tukado.
Salaaddii markuu soo dhamaystay ayuu hilibkii soo qaatay gurigiisina usoo dhaqaaqay.
Xaaskiisi ayuu u dhiibey hilibkii si ay u kariso.
Dheriga ayay biyeysey hilibkiina ku riddey dabka ayayna saartay.
Dhowr saacadood ayay ka maqnayd.
Dhowr saacadood kaddib ayay usoo noqotay hilibkii mise waxad mooddaa sidii in aanay dabba saarin oo isma bedelinba.
Way yaabtay Xaajigeeda ayay u yeertay una sheegtay sida wax u dheceen.
Wuxuu xasuustay inuu masaajid la galay hilibka wuuna naxay wuxu is yidhi armaad khalad samaysay.
Wuxu u tegey Imaamkii masaajidka qisadii ayuuna usheegay laakin imaamkii muxu ku jawaabey... wax aanu filanayn ayu ugu jawabey.
Wuxu yidhi Imaamki ( Salaadda markaan ku jirey ayaan Ilaahay ka baryey inaanay Naartu korkiisa taaban dhamaan inta masaajidka ku jirta)
SUBXANA ALLAH SUBXANA ALLAH
Ilahoow naarta ka xoree qof walboo Akhriya Risaaladan.
Haddaad Aqriska Dhamaysay "Allahu Akbar" soo qor.
😍😍😍
.