Dhaxalreeb

Dhaxalreeb Xarunta Dhaxalreeb waa xarun kulmisa aqoonyahanka, waaya-aragga iyo kuwa u oomman aqoonta.

Maanta oo ay Taariikhdu tahay,   23 Sebteembar, 2026 waxaa xarunta Dhaxalreeb booqasho ku yimid :1. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ...
23/09/2026

Maanta oo ay Taariikhdu tahay, 23 Sebteembar, 2026 waxaa xarunta Dhaxalreeb booqasho ku yimid :
1. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ
2. ๐’๐š๐ก๐ซ๐จ ๐๐š๐ฌ๐ซ๐ฎ๐๐๐ข๐ข๐ง ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ
3. ๐’๐ก๐ฎ๐œ๐š๐ฒ๐› ๐—๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ
oo katirsan ๐Ž๐ ๐š๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค & ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ฒ

Gorfayn Buug | Kulankii 12aadMaktabadda Dhaxalreeb waxay qabanaysaa kulankii 12aad ee Gorfayn BuugCiwaanka: โ€œ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐๐ข๐งโ€, ...
23/09/2026

Gorfayn Buug | Kulankii 12aad

Maktabadda Dhaxalreeb waxay qabanaysaa kulankii 12aad ee Gorfayn Buug
Ciwaanka: โ€œ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐๐ข๐งโ€, oo uu qoray ๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐ข๐ซ๐ฌ๐ข โ€œ๐ˆ๐ง๐š ๐‚๐ฎ๐›๐ญ๐š๐š๐งโ€.

Buugga waxaa soo gorfeeyay:
โ€ข ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฃ๐š๐ฐ๐š๐š๐› ๐’๐š๐š๐ฅ๐š๐ฑ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ (๐“๐ฎ๐ซ๐š๐š๐›)
โ€ข ๐Œ๐š๐ซ๐ฒ๐š๐ง ๐‚๐ข๐ข๐ฌ๐ž ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข
โ€ข ๐๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐ฌ๐จ๐จ๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐“๐จ๐จ๐ฑ๐จ๐ฐ
โ€ข ๐๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐ฌ๐จ๐จ๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐‚๐ข๐ฅ๐ฌ๐ž

๐Ÿ“… Arbaco, 23 Sebtembar 2026
๐Ÿ•“ 4:00 Galabnimo
๐Ÿ“ Maktabadda Dhaxalreeb, Muqdisho

Maktabadda Dhaxalreeb | Gorfaynta 11aadWaxaa si guul leh u qabsoomay Gorfaynta 11aad  ee Maktabadda Dhaxalreeb, taas oo ...
23/09/2026

Maktabadda Dhaxalreeb | Gorfaynta 11aad

Waxaa si guul leh u qabsoomay Gorfaynta 11aad ee Maktabadda Dhaxalreeb, taas oo lagu gorfeeyay buugga โ€œAgnaan Yahanโ€, oo uu qoray Bashiir Maxamed Xirsi.

Buugga waxaa gorfeeyay:
Macallin Maxamuud Cali Aadan ( Hoorri)
Bashiir Cabdulqaadir Maxamed

Maktabadda Dhaxalreeb waxay sii wadi doontaa qabashada barnaamijyo aqooneed oo kor u qaadaya dhaqanka akhriska, fikirka falanqeynta leh iyo wadaagga aqoonta.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka soo qeybgalayaasha iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelinta barnaamijkan

22/09/2026

Dabargo'ii maroodiyada ee deegaannada Somaliland.
Axmed Ibraahim Cawaale.

๐—žE๐——๐—œ๐—ฆ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—” ๐——๐—›๐—”๐—ซ๐—”๐—Ÿ๐—ฅ๐—˜๐—˜๐—•.Barnaamijka ๐“๐š๐ฅ๐š๐š๐๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก wuxuu Toddobaadkiisa 19aad idiin wadaa suโ€™aal xiiso leh.  G...
22/09/2026

๐—žE๐——๐—œ๐—ฆ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—” ๐——๐—›๐—”๐—ซ๐—”๐—Ÿ๐—ฅ๐—˜๐—˜๐—•.
Barnaamijka ๐“๐š๐ฅ๐š๐š๐๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก wuxuu Toddobaadkiisa 19aad idiin wadaa suโ€™aal xiiso leh.
Guulaystaha wuxuu heli doonna abaalmarin lacageed, oo dhan $20.
Shuruudaha Barnaamijka:
1. Ka jawaab weydiinta .
2. Follow dheh bogga.
3. La wadaag 3 qof oo asxaabtaada kamid ah kuna shere gareey page kaaga.
4. guulaystuhu wuxuu soo diri doonaa sawirkiisa iyo magaciisa oo Seddexan.

Guulaystaha TALAADO IYO TAARIIKH EE ๐ŠE๐ƒ๐ˆ๐’ ๐€๐๐Ž๐Ž๐๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐—๐€๐‹๐‘๐„๐„๐  Todobaadka 18aad. HAMBALYO Ikardi Ikardi         .
22/09/2026

Guulaystaha TALAADO IYO TAARIIKH EE ๐ŠE๐ƒ๐ˆ๐’ ๐€๐๐Ž๐Ž๐๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐—๐€๐‹๐‘๐„๐„๐ Todobaadka 18aad.
HAMBALYO Ikardi Ikardi
.

21/09/2026

Daraasadaha Dhirta iyo Duurjoogta Somaliland | Axmed Ibraahim Cawaale

Maktabadda Dhaxalreeb | Gorfaynta 10aadWaxaa si guul leh u qabsoomay Gorfaynta 10aad ee Maktabadda Dhaxalreeb, taas oo l...
21/09/2026

Maktabadda Dhaxalreeb | Gorfaynta 10aad

Waxaa si guul leh u qabsoomay Gorfaynta 10aad ee Maktabadda Dhaxalreeb, taas oo lagu gorfeeyay buugga โ€œDhimaal Dhaqanโ€, oo uu qoray Bashiir Maxamed Xirsi.

Buugga waxaa gorfeeyay:
Abwaan Maxamed Cabdullaahi Daโ€™uud (Stanza) &
Cabdulqaadir Maxamed Xasan.

Maktabadda Dhaxalreeb waxay sii wadi doontaa qabashada barnaamijyo aqooneed oo kor u qaadaya dhaqanka akhriska, fikirka falanqeynta leh iyo wadaagga aqoonta.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka soo qeybgalayaasha iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelinta barnaamijkan

20/09/2026

Cunista qaadka, maxaa yareeyay? | Dr. Cabdullaahi Ameerika

20/09/2026

Heerarka Laga Rabo Hubinta Tayada Daawada - Dr Cabdullaahi Ameerika.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaxalreeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhaxalreeb:

Shortcuts

Share