SONEA Organization - منظمة سونيا

Call Website Contact the organization

SONEA Organization - منظمة سونيا Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SONEA Organization - منظمة سونيا, Nonprofit Organization, Bulahubey, Street, Hayat, Building, Mogadishu.

SONEA Organization is a youth-led nonprofit organization working to empower Somali youth and communities through education, leadership, peacebuilding, and community development.

SONEA Organization - منظمة سونيا  waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda maal...
25/06/2026

SONEA Organization - منظمة سونيا waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda maalinta xorriyadda 26-ka Juun.

Waxaan Alle uga baryeynaa in sannadkan kiisa kale nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, horumar iyo barwaaqo. Maalintan qiimaha badan ha noqoto mid xusuus iyo midnimo u horseedda shacabka Soomaaliyeed.

Hambalyo 26-ka Juun

25/06/2026

Hambalyo dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee uu maanta usoo dhammaaday Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.


𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Dugsiga Sare ee maanta si guul leh u soo dham...
25/06/2026

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Dugsiga Sare ee maanta si guul leh u soo dhammeystay Imtixaanka Qaranka. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, nasiib wanaagsan, iyo natiijooyin farxad iyo guul.

𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐛𝐚𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐣𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚!







11/06/2026

Ciyaaruhu waa caafimaad, horumar, iyo isku xirnaanta dhalinyarada.

Today, Mr. Abdimajid Hussien Abdulle, our Director of Youth Development, participated in the first day of a two-day work...
10/06/2026

Today, Mr. Abdimajid Hussien Abdulle, our Director of Youth Development, participated in the first day of a two-day workshop under the Supporting Community Responsive Peacekeeping in South Sudan & Somalia (2024–2026).

The workshop, supported by the Government of Canada and organized by Save the Children in Somalia, brings together stakeholders to discuss peacebuilding, community resilience, child protection, and the role of young people in promoting sustainable peace and development.

SONEA remains committed to supporting initiatives that empower youth and strengthen peaceful, inclusive communities.

Waxay ahayd waqti qurux badan oo ay dhalinyaradu muujinaayeen dadaal, firfircooni, iyo isdhexgal wanaagsan. Waxaan diyaa...
10/06/2026

Waxay ahayd waqti qurux badan oo ay dhalinyaradu muujinaayeen dadaal, firfircooni, iyo isdhexgal wanaagsan.

Waxaan diyaar u nahay taageeridda barnaamijyada dhiirrigeliya dhalinyarada, kuna hagaya waddo togan oo horumar, anshax, iyo iskaashi ku dhisan.

UN Youth Affairs Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS World Fund for Development and Planning - WFDP

Hay’adda SONEA waxay ka qayb gashay soo xiritaanka tartan kubadeed oo loo qabtay ardayda iskuulka faca weyn ee SYL, gaar...
09/06/2026

Hay’adda SONEA waxay ka qayb gashay soo xiritaanka tartan kubadeed oo loo qabtay ardayda iskuulka faca weyn ee SYL, gaar ahaan qeybta Ceelsha Biyaha.

Tartankan wuxuu ahaa mid si qurux badan loo soo agaasimay, ayadoo kor loogu qaadayay firfircoonida ardayda iyo isdhexgalka bulshada, waxayna ciyaaruhu waxay muhiimad gaar ah u leeyihiin horumarka dhalinyarada kugudo jirta waxbarashada.

Hay’adda SONEA waxay aaminsan tahay in dhalinyaradu yihiin laf-dhabarta bulshada iyo hoggaamiyeyaasha mustaqbalka. Sidaas darteed, waxaan si joogto ah u taageereynaa barnaamijyada kobciya kartidooda, xoojiya kalsoonidooda, kana fogeeya waxyaabaha waxyeellada u leh bulshada.

Dhiirrigelinta ciyaaraha waa qayb muhiim ah oo ka mid ah dhisidda jiil caafimaad qaba, aqoon leh, kana qayb qaata horumarka bulshada, sidaa darted waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardaydii ka qayb gashay, macallimiintii, iyo cid kasta oo ka shaqeysay qabsoomidda tartankan.


UN Youth Affairs Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS World Fund for Development and Planning - WFDP

Agaasimaha Guud ee cusub Hay’adda Sonea mudane ismaaciil xasan cismaan oo Xilka Si Rasmi Ah Ula Wareegay.Munaasabad koob...
08/06/2026

Agaasimaha Guud ee cusub Hay’adda Sonea mudane ismaaciil xasan cismaan oo Xilka Si Rasmi Ah Ula Wareegay.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay magaalada Muqdisho taas oo uu xilka kula wareegayay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sonea mudane ismaaciil xasan cismaan isagoo kala wareegay Agaasimihii h**e ee hay’adda Mudane Cabdicasiis Qaasim maxamuud.

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Sare, xubnaha Golaha Fulinta, xubnaha hay’adda, iyo marti sharaf kala duwan. Madaxda iyo masuuliyiintii ka hadlay munaasabadda ayaa muujiyay muhiimadda ay leedahay isbeddelka hoggaamineed ee hay’adda, iyagoo bogaadiyay shaqadii iyo dadaalkii uu soo qabtay Agaasimihii h**e muddadii uu xilka hayay.

Sidoo kale, waxaa lagu soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee cusub iyadoo loo rajeeyay guulo uu ku hoggaamiyo hay’adda, si uu usii xoojiyo himilooyinka iyo qorshayaasha horumarineed ee hay'adda.

Gabagabadii munaasabadda, waxaa abaalmarino lagu guddoonsiiyay xubnaha Golaha Fulinta ee labada sano ee la soo dhaafay ka shaqeynayay horumarinta iyo hirgelinta howlaha hay’adda, iyadoo lagu maamuusay dadaalkooda, daacadnimadooda iyo kaalintii ay ka qaateen guulaha la gaaray

Dhamaad

𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐄𝐍𝐕𝐈𝐑𝐎𝐍𝐌𝐄𝐍𝐓 𝐃𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟔Today, 𝐒𝐎𝐍𝐄𝐀 𝐎𝐫𝐠𝐚𝐧𝐢𝐳𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 proudly joins the world in commemorating World Environment Day, a gl...
05/06/2026

𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐄𝐍𝐕𝐈𝐑𝐎𝐍𝐌𝐄𝐍𝐓 𝐃𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟔

Today, 𝐒𝐎𝐍𝐄𝐀 𝐎𝐫𝐠𝐚𝐧𝐢𝐳𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 proudly joins the world in commemorating World Environment Day, a global call to protect our planet and promote sustainable development for present and future generations.

The environment is the foundation of our 𝐡𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡, 𝐥𝐢𝐯𝐞𝐥𝐢𝐡𝐨𝐨𝐝𝐬, 𝐟𝐨𝐨𝐝 𝐬𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢𝐭𝐲, 𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐢𝐜 𝐠𝐫𝐨𝐰𝐭𝐡, when we protect our forests, water sources, and natural resources, we create opportunities for stronger communities, healthier families, and a more prosperous future.

As young people, we have a unique responsibility and opportunity to become champions of environmental protection. The actions we take today will determine the quality of life for generations to come.

We encourage all youth to take an active role in safeguarding our environment by:

🌳 Planting and nurturing trees in their communities.
♻️ Reducing waste and promoting recycling.
💧 Conserving water and protecting natural resources.
🧹 Participating in community clean-up campaigns.
📚 Raising awareness about environmental conservation.
🌱 Supporting sustainable and climate-friendly practices.

Every tree planted is a step toward a greener future. Trees help combat climate change, improve air quality, prevent soil erosion, provide shade, and create healthier living environments. More importantly, a greener environment contributes to economic prosperity by supporting agriculture, creating livelihoods, and strengthening community resilience.

The future of our planet depends on the choices we make today. Together, let us inspire action, plant more trees, protect nature, and build a sustainable world where people and the environment thrive side by side.

𝐏𝐥𝐚𝐧𝐭 𝐚 𝐓𝐫𝐞𝐞 𝐓𝐨𝐝𝐚𝐲, 𝐒𝐞𝐜𝐮𝐫𝐞 𝐏𝐫𝐨𝐬𝐩𝐞𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐓𝐨𝐦𝐨𝐫𝐫𝐨𝐰.

🌍🌳💚

Hay'adda Sonea waxa uu dhammaan ummadda Islaamka gaar ahaan shacabka soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda baraka...
26/05/2026

Hay'adda Sonea waxa uu dhammaan ummadda Islaamka gaar ahaan shacabka soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Alle ha inaga aqbalo cibaadada, ducada, iyo camalka suubban.

Ku ciida farxad, jacayl iyo isxilqaan.

Address

Bulahubey, Street, Hayat, Building
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SONEA Organization - منظمة سونيا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SONEA Organization - منظمة سونيا:

Shortcuts

Share