Somali Eco Action Platform

Somali Eco Action Platform SEAP is a non Governmental and Not-For-Profit Organization founded in Mogadishu 2021

Xuska Maalinta Deegaanka Adduunka 2026Hambalyo Maalinta Deegaanka Adduunka. Aan si wadajir ah u ilaalino deegaanka, u ya...
05/06/2026

Xuska Maalinta Deegaanka Adduunka 2026

Hambalyo Maalinta Deegaanka Adduunka. Aan si wadajir ah u ilaalino deegaanka, u yareyno wasakhowga, una dhisno mustaqbal cagaaran oo waara.

Hal-ku-dhegga sanadkan:
“Deegaan Dhowrsan, Cimilo Hagaagsan iyo Mustaqbal Cagaaran.”

Hay’adda Somali Eco Action Platform ayaa si rasmi ah u xustay Maalinta Dhir-beerista Qaranka Soomaaliyeed oo ku beegan 1...
17/04/2026

Hay’adda Somali Eco Action Platform ayaa si rasmi ah u xustay Maalinta Dhir-beerista Qaranka Soomaaliyeed oo ku beegan 17-ka Abriil, iyagoo dhireyn ka fuliyay dugsiga Hanti-Wadaag.

Dhireyntan ayaa lagu muujiyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta deegaanka, xoojinta dhirta, iyo la tacaalidda isbeddelka cimiladda, iyadoo sanadkan halkudhiggiisu yahay “Maanta beero, berri ku noolow.” Fariintan waxay si cad uga muuqatay goobta, halkaas oo ardaydu ay si firfircoon uga qeyb qaateen beerista dhirta.

Sidoo kale, maamulka iyo macalimiinta ayaa ka qeyb qaatay hawsha, una muujiyay taageero iyo dhiirrigelin ay siinayaan ardayda, taas oo ka tarjumeysa wada shaqeyn iyo faham dhab ah oo ku saabsan ilaalinta deegaanka.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614083284

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Eco Action Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Eco Action Platform:

Shortcuts

Share