Somali Society For Marine Conservation.

Somali Society For Marine Conservation. Somalia's first and leading platform for marine conservation.

15/09/2025
Maanta waxaan kulan fogaan arag ah oo miro-dhal ah la yeelanay shirkadda Satlink, oo hormuud ka ah tiknooloojiyadda kalu...
30/07/2025

Maanta waxaan kulan fogaan arag ah oo miro-dhal ah la yeelanay shirkadda Satlink, oo hormuud ka ah tiknooloojiyadda kaluumeysiga waara. Waxaan si qoto dheer uga wadahadalnay dadaallada wadajirka ah ee lagu ilaalinayo deegaanka badda Soomaaliya. Waxaan rajo weyn ka qabnaa iskaashi miro dhal ah oo kobciya nidaamka deegaanka badda, lana jaanqaada shaqada Satlink ee ilaalinta biyaha iyo taageeridda bulshooyinka xeebaha "

UNDP in Somalia ayaa maqaal gaar ah ka diyaarisay Agaasimaha Somali Society For Marine Conservation. Ahmed Xaayow, Maqaa...
03/07/2025

UNDP in Somalia ayaa maqaal gaar ah ka diyaarisay Agaasimaha Somali Society For Marine Conservation. Ahmed Xaayow, Maqaalkani wuxuu dhiirrigelin iyo tusaale u yahay hoggaamiyeyaasha daโ€™da yar iyo cilmi-baareyaasha ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo dhowrista badda.

๐๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐ฎ๐›๐š๐๐š

Ahmed Haayow, oo 26 jir ah, ayaa hormuud ka ah dadaallada lagu ilaalinayo noolaha badda ee Iyada oo loo marayo Ururka Ilaalinta Badda Soomaaliyeed iyo , kuwaas oo ka shaqeeya cilmi-baaris iyo wacyigelin si loo badbaadiyo noolaha ku jira badda.

Badbaadinta badda waxay la macno tahay badbaadinta nafteena.

Ahmed waxa uu ka mid yahay 360 dhalinyaro ah oo ka qaybqaadanaya la-dagaalanka isbeddelka cimilada, iyaga oo loo ka shaqeeya Madasha Cimilada Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay hageyso Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada - JFS iyo United Nations Development Programme - UNDP Somalia oo taageero ka heleya Embassy of Sweden in Nairobi

Macluumaad dheeri ah kala soco:
๐Ÿ”— https://undparabic.exposure.co/the-faces-of-somalias-hopeful-future
๐Ÿ”— https://sycpsomalia.com/

UNDP in the Arab States - ุจุฑู†ุงู…ุฌ ุงู„ุฃู…ู… ุงู„ู…ุชุญุฏุฉ ุงู„ุฅู†ู…ุงุฆูŠ ููŠ ุงู„ุฏูˆู„ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ UN in Somalia United Nations Transitional Assistance Mission in Somalia Sida - Styrelsen fรถr Internationellt Utvecklingssamarbete

Maanta oo ay ku beegnayd maalinka qubada adduunka Waxaan Xarunta Hal-abuurka (Creative Village) ku qabanay madal ay si w...
16/06/2025

Maanta oo ay ku beegnayd maalinka qubada adduunka Waxaan Xarunta Hal-abuurka (Creative Village) ku qabanay madal ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen Somali Society For Marine iyo Greenwatch Trust

Taas oo looga hadlay Muhiimada uu deegaanka u leeyahay noolahan, dhibaatooyinka uu wajahayo, khuraafaadka laga aaminsanyahay iyo sidii loo ilaalin lahaa.

Madalaha noocaan oo kale ah waxay ina xasuusinayaan shaqada muhiimka ah ee loo baahan yahay si loo ilaaliyo degaan badeedkeena quruxda badan iyo noolaha ku dhex nool.


Sanad kasta maanta oo kale 8da juun, waxaa la isku baraarujiyaa Muhiimadda ay baddu u leedahay dadka iyo deegaanka. Iyad...
08/06/2025

Sanad kasta maanta oo kale 8da juun, waxaa la isku baraarujiyaa Muhiimadda ay baddu u leedahay dadka iyo deegaanka. Iyadoo halku dhigga sanadkan uu ahaa ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐š ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š: ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ง๐š๐ ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐ฌ๐ข๐ข ๐ฃ๐ข๐ซ๐ง๐จ. ("Wonder: Sustaining what sustains us",)


โ—‡Dhamaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan โ˜ช๏ธRamadaan mubaarak. Far...
28/02/2025

โ—‡Dhamaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan โ˜ช๏ธ
Ramadaan mubaarak. Farxad, caafimaad iyo cibaado ku sooma.

Waxaan ku faraxsannahay in aan Shaacino koorso ku saabsan ๐’๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š (Essentials of Research)...
10/12/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan Shaacino koorso ku saabsan ๐’๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š (Essentials of Research) Koorsadan waxay socon doontaa muddo 16 asbuuc ah.

Hadaba haddi aad daneyneyso waxaad ka codsan kartaa Lifaaqan hoose:
https://forms.gle/ab9GSSL9VkukJLCG7

Maanta waxa ay ku beegneyd maalinta caalamiga ah ee Nadiifinta Xeebaha oo sannad waliba dunida laga xuso. Somali Society...
21/09/2024

Maanta waxa ay ku beegneyd maalinta caalamiga ah ee Nadiifinta Xeebaha oo sannad waliba dunida laga xuso. Somali Society For Marine Conservation. ayaa ka mid ahayd ka qeybgalayaal ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ku casuumtay olole lagu nadiifinayo Xeebta ee xamar weyne.

SSMC ayaa kaalin muuqata ka qaadatay ololaha iyadoo adeegsaneysa walxo saxiib la ah deegaanka. Iyadoo loo hogaansamaayo amarkii wasaaradda ee ahaa in aan la isticmaali karin bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo.

03/09/2024

Muqaal Koban oo ku saabsan Dood cilmiyeed ay sida wada Jir ah uqabteen.

Somali Society For Marine Conservation. (SSMC) iyo Geoscience Society of Somalia
(GSS)

Dood Cilmiyeed ciwaan keedu ahaa.

๐ƒ๐š๐›๐›๐š๐ช๐š๐š๐๐๐š ๐ฑ๐จ๐ ๐ญ๐š ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

(Applications of Geoscientific information to Marine Conservation Efforts in Somalia)

01 Sep, 2024 Somali Society For Marine Conservation. (SSMC) iyo Geoscience Society of Somalia (GSS) Waxa ay si wada Jir ...
02/09/2024

01 Sep, 2024 Somali Society For Marine Conservation. (SSMC) iyo Geoscience Society of Somalia (GSS) Waxa ay si wada Jir ah uqabteen Dood Cilmiyeed ciwaan keedu ahaa.

๐ƒ๐š๐›๐›๐š๐ช๐š๐š๐๐๐š ๐ฑ๐จ๐ ๐ญ๐š ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

(Applications of Geoscientific information to Marine Conservation Efforts in Somalia)

Sidoo kale Waxaan umahad Celinaynaa dhamaan Xubnihii Kasoo qayb galay. Oo isugu Jiray Bahada Culuumta badda Baratay iyo Bahda Culuumta dhulka Baratay.

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐Waxaa sharaf inoo ah in aad nagala soo qayb gasho aqoon isweydaarsi ku saabsan ๐ƒ๐š๐›๐›๐š๐ช๐š๐š๐๐๐š ๐ฑ๐จ๐ ๐ญ๐š ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ...
29/08/2024

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐

Waxaa sharaf inoo ah in aad nagala soo qayb gasho aqoon isweydaarsi ku saabsan ๐ƒ๐š๐›๐›๐š๐ช๐š๐š๐๐๐š ๐ฑ๐จ๐ ๐ญ๐š ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (Applications of Geoscientific information to Marine Conservation Efforts in Somalia)

Waxaana si wada jir ah u qaban doono Bahda Somali Society For Marine Conservation. iyo Bahda Geoscience Society of Somalia (GSS)

Si aad uga qayb gasho guji oo iska diiwaangali link ga hoose:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfK5nlC_x4IkyQyEMJWhNuWffeVztumpOpANWEunPIIKLlfLA/viewform?usp=sf_link

๐“๐ข๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š: ๐ŸŽ๐Ÿ/๐ŸŽ๐Ÿ—/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’
๐†๐จ๐จ๐ซ๐ญ๐š: ๐ŸŽ๐Ÿ‘:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ
๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š: ๐€๐ฑ๐š๐๐๐š
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐’๐ข๐ฆ๐š๐ ๐“๐จ๐ฐ๐ง ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.


21/06/2024

Waxaa sharaf inoo ah in Heyโ€™adda Somali society for Marine Conservation oo ka shaqeysa ilaalinta Badaha iyo noolaha kujira, ay qayb ka tahay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619266686

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Society For Marine Conservation. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Society For Marine Conservation.:

Share