H.E.Ibrahim Mohamed Barre

H.E.Ibrahim Mohamed Barre Community Welness Our Concrrn

Isagoo Og Iney Qanineyso Ayey  Ceeji Ku Dishay Alx Ayuu Taagan Yahay Isagoo Dhintay.
08/02/2024

Isagoo Og Iney Qanineyso Ayey Ceeji Ku Dishay Alx Ayuu Taagan Yahay Isagoo Dhintay.

Muddy 11 maalin ah oon ku mash quulsanaa soo qabashada gacanku dhiiglihii gubay xaaskiisa Alx Hader baan Kasoo dagayaa A...
06/02/2024

Muddy 11 maalin ah oon ku mash quulsanaa soo qabashada gacanku dhiiglihii gubay xaaskiisa Alx Hader baan Kasoo dagayaa Adan Cadde Airport.
Dumarow sow idiin ma hiilinin.
Hader kadib raga H.G Waa Lajoogi Kartaan anaa idiin Joogo.

04/02/2024

Cali Yare Cali Hooyadaan Dhimatay Allah unaxariistee cideeda weyba heystaan Raqdeeda lkn Ikraan Tahliil oo raq iyo ruux midna aan laga heyn maxaad wax uga qaban weyday waliba adigoo ku magacownaa kursiga amniga ee gobolka banaadir.
Mida kale dilaa cid uu la dhashay oo gooni ah majirto cidkastuu kasoo dhex baxaa maxaa iska galay siyaasada reer xaaji iyo dilaa baxsad ah anaga waan kaa aragti dheernahay ee danahaaga raaco xildhibaanadana hadaad la noolaan karto ooy ku ogolyihiin la quudo hadii kalena ka joog. Quut qaab daro laguma radiyee

Saadaali kulanka Berri oo ku guulayso $30.𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 saar Page-keena H.E.Ibrahim Mohamed Barre 2. 𝗦𝗵𝗮...
28/01/2024

Saadaali kulanka Berri oo ku guulayso $30.
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:
1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 saar Page-keena H.E.Ibrahim Mohamed Barre
2. 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 dheh post-ga
3. 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁 Sadaal bixi
4.𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ugu wac halkan 3qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan.
𝗙.𝗚: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato,waxaana guuleysan doona qofka ugu horeya ee si sax ubixiya sadasha.

Ila Guuleyso

Intaan dhuusamareeb la geynin xaafada galmudug ee xamar soo marsiiya
28/01/2024

Intaan dhuusamareeb la geynin xaafada galmudug ee xamar soo marsiiya

28/01/2024

Calanka wajiyada hee....

24/01/2024

Team Galmudug waxaan Leeyahay Awlaada masakinta ah iyo Baarqab Iga soo Afjara Waana Idinku Kalsoonahay.

Saadaali kulanka maanta oo ku guulayso $10.𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 saar Page-keena H.E.Ibrahim Mohamed Barre 2. 𝗦𝗵...
24/01/2024

Saadaali kulanka maanta oo ku guulayso $10.
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:
1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 saar Page-keena H.E.Ibrahim Mohamed Barre
2. 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 dheh post-ga
3. 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁 Sadaal bixi
4.𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ugu wac halkan 3qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan.
𝗙.𝗚: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato,waxaana guuleysan doona qofka ugu horeya ee si sax ubixiya sadasha.

Ila Guuleyso

WARGELIN:- Dhamaan dadka ku xiran Faceboook Page-ka Hussein Abdulle Mohamed waxa uu ka baxay Gacantiisa waxaana lawadaa ...
22/01/2024

WARGELIN:- Dhamaan dadka ku xiran Faceboook Page-ka Hussein Abdulle Mohamed waxa uu ka baxay Gacantiisa waxaana lawadaa dadaalo dib loogu soo celinayo insha Allaah.

18/01/2024

Duulista rayodka ayadaa beryahaan kala wareeg ku heysaye amey ku qaldantay diyarada berdaale ku dhacday oo ethiopia la mooday

DEG DEG Geerida Cabdirashiid Janan oo la xaqiijiyey. Shabelle TV
15/01/2024

DEG DEG Geerida Cabdirashiid Janan oo la xaqiijiyey. Shabelle TV

Address

Wadajir District, Km5 Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252618323362

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.E.Ibrahim Mohamed Barre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to H.E.Ibrahim Mohamed Barre:

Share