Ileys Youth Development Organization

Ileys  Youth  Development Organization Ileys Youth and Development Organization is a local non-government organization founded by somali intellectuals in 2019 .

The organization is registered with Federal Government of somalia and most regional states in Somalia

06/06/2026

๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป, ๐—ป๐—ผ๐˜ ๐—ฎ ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป.

Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys waxay dhammaan dhalinyarada iyo ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaan munaasabadda...
26/05/2026

Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys waxay dhammaan dhalinyarada iyo ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa.

Waxaan Eebbe ka baryaynaa inuu ciiddan ciiddeeda kalena nagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

21/05/2026

#๐—œ๐—ฌ๐——๐—ข ๐—–๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ฒ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐˜๐—ต-๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ.

Qaar ka mid ah xubnaha Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys (IYDO) ayaa magaalada Muqdisho kaga qayb-galay tababar aqo...
21/05/2026

Qaar ka mid ah xubnaha Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys (IYDO) ayaa magaalada Muqdisho kaga qayb-galay tababar aqoon-kororsi ah oo aad u muhiim ah, kaas oo si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta hoggaaminta, dhisidda awoodda dhalinyarada, iyo kor u qaadista xirfadaha shaqo ee dhalinyarada si loogu diyaariyo suuqa shaqada.

Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaalka joogtada ah ee ururka si dhalinyaradu ay door muuqda oo hormuudnimo leh uga qaataan horumarinta bulshada, iyadoo Ururka Ileys uu mar walba u taagan yahay dhisidda jiilka berri si loo sugo mustaqbal ifaya oo waara.


Ileys Youth Development Organization

16/05/2026

๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—™๐—ฆ.

Xubno ka tirsan Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys ayaa ka qeyb galay munaasabaddii weynayd ee lagu xusayay 83 Sano ...
16/05/2026

Xubno ka tirsan Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys ayaa ka qeyb galay munaasabaddii weynayd ee lagu xusayay 83 Sano Guurada ka soo wareegtay aasaaskii SYL iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa madaxda ugu sarreysa dalka oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka, Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga iyo mas'uuliyiin kale oo tirsan dowladda.

Ururka Ileys wuxuu mar walba diyaar u yahay dhiirrigelinta iyo dhisidda mustaqbalka dhalinyarada Soomaaliyeed, si loo gaaro hal-ku-dheggii munaasabadda ee ahaa "Nabad & Barwaaqo".

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada.

15/05/2026

๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑHaddaan nahay Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys, waxaan hambalyo u diraynaa dham...
15/05/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ

Haddaan nahay Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Ileys, waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan dhalinyaradda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 15-ka May.

Dhalinyaraddu waa xoogga iyo iftiinka mustaqbalka dalkeenna. Waxaan mar walba u taagannahay garab istaagga iyo horumarinta Dhalinyaradda Soomaliyeed.

Aynu ku dayano dhiirraantii dhallinyaradii SYL, oo aan noqono kuwii dalkooda gaarsiin lahaa horumar iyo barwaaqo.


08/05/2026

#๐—œ๐—ฌ๐——๐—ข ๐—–๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ฒ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐˜๐—ต.

07/05/2026

Address

Maka Al. Mukarama Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Youth Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ileys Youth Development Organization:

Share