جمعية القرآن الكريم في الصومال

جمعية القرآن الكريم في الصومال جمعية القرآن الكريم في الصومال

Jamciyadda Quranka Kariimka ee Somaliya

ALQURAN AL-KARIM SOCIETY IN SOMALIA جمعية القرآن الكريم في الصومال

🌙✨ تهنئة بمناسبة عيد الفطر المبارك ✨🌙تتقدّم إدارة جمعية القرآن الكريم في الصومال  بأصدق التهاني وأطيب التبريكات بمناسبة ...
19/03/2026

🌙✨ تهنئة بمناسبة عيد الفطر المبارك ✨🌙

تتقدّم إدارة جمعية القرآن الكريم في الصومال بأصدق التهاني وأطيب التبريكات بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك، وإلى الأمة الإسلامية عامة، والشعب الصومالي خاصة.

سائلين الله تعالى أن يتقبّل منا ومنكم صالح الأعمال،
وأن يعيده علينا وعليكم بالخير واليُمن والبركات.

🌸 عيدكم مبارك، وكل عام وأنتم بخير 🌸

17/03/2026

Maxaa Kala Socotaa !
Tartanka Sanadlaha Ee jamciyada Qur'aanka kariim Somalia Sanadaan 1447-2026

06/03/2026
06/03/2026

Jamciyadda Qur'aanka Kariimka ah ee Soomaaliya oo qabatay Xafladda Maamuusidda Tartanka Qur'aanka Kariimka
Jamciyadda Qur'aanka Kariimka ah ee Soomaaliya ayaa qabatay xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay ardaydii ku guuleysatay tartanka Qur'aanka Kariimka ee ay jamciyaddu qabato sanad kasta. Tartankan oo sanadkan marayay sanadkii 29aad ayaa waxaa taaba-gelineysay hay'adda Hormuud Salaam Foundation.
Hirgal Production
جمعية القرآن الكريم في الصومال

  Xafladdan abaal-marinta Musabaqada Qur’aanka KariimkaHimma media pro
05/03/2026

Xafladdan abaal-marinta Musabaqada Qur’aanka Kariimka

Himma media pro

05/03/2026

لقطات من حفل تكريم المتسابقين وتوزيع الجوائز في مسابقة الصومال للقرآن الكريم.

  Q1aad :Xafladda Maamusidda Ardaydii ku. Guuleystay Tartanka Qur'aanka kariimka ay soo agaasintay Jamciyadda Qur'aanka ...
05/03/2026

Q1aad :Xafladda Maamusidda Ardaydii ku. Guuleystay Tartanka Qur'aanka kariimka ay soo agaasintay Jamciyadda Qur'aanka kariimka sidoo kalana ay taaba gelineysay Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo lagu qabtay Masjidka Cali Jimcaale ee Magaalada Muqdisho.

05/03/2026

كلمة فضيلة الشيخ عبد الرزاق حسين أحمد في حفل تكريم المتسابقين وتوزيع الجوائز في مسابقة الصومال للقرآن الكريم.
تنفيذ: جمعية القرآن الكريم
برعاية: Hormuud Salaam Foundation
إنتاج:

Himma media pro

جمعية القرآن الكريم في الصومال

05/03/2026

كلمة فضيلة الشيخ محمود محمد محمود في حفل تكريم المتسابقين وتوزيع الجوائز في مسابقة الصومال للقرآن الكريم، بتنفيذ جمعية القرآن الكريم، وبرعاية Hormuud Salaam Foundation.
Himma media pro

05/03/2026

حفلُ تكريمِ مسابقةِ القرآنِ الكريم

Himma media pro

SAWIRADA SHAHAADO BIXINTA Musabaqada Qur’aanka KariimkaHimma media pro
05/03/2026

SAWIRADA SHAHAADO BIXINTA Musabaqada Qur’aanka Kariimka
Himma media pro

05/03/2026

Gaari lagu abaal-mariyay ardaygii kaalinta 1-aad u galay tartanka Jamciyadda Qur'aanka kariimka | Ramadaan Mubarak
........................................
Arqam Media Ugu imow habsami iyo hagar la'aan
kala xariir: +252 61 0506677

Address

Howlwadag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when جمعية القرآن الكريم في الصومال posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to جمعية القرآن الكريم في الصومال:

Share