Midowga Reer Kaaleeshe

Midowga Reer Kaaleeshe Halkan waa barta facebook ee midowga reer kaaleeshe ee aad kala socon doontaan wixii fariimo ah.

إنالله وإنا إليه راجعون          TACSI        -----------Waxaan halkaan tacsiyo tiiraanyo leh uga diraynaa qoyska ,qaraa...
14/04/2026

إنالله وإنا إليه راجعون
TACSI
-----------
Waxaan halkaan tacsiyo tiiraanyo leh uga diraynaa qoyska ,qaraabada ,ehelka,
Geeridii ku timid Ugaas Aadan Ugaas Cali Damdamle
Alle naxriistii janno haka waraabiyo ehelka iyo qaraabada alle samir iyo iimaan haka siiyo asigana jannatul fardows alle haka waraabiyo
Qabrigiisana alle ha uwaasiciyo

Hambalyo   Hambalyo   Hambalyo Midowga Reer Kaalleeshe waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Hon Jibril Abdirashid Haji...
02/04/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Midowga Reer Kaalleeshe waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Hon Jibril Abdirashid Haji , Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo Alle uga baryaya in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday.

Beesha waxay muujinayaan kalsooni buuxda oo ay ku qabaan hoggaamintiisa, iyagoo rajeynaya in uu horseedi doono nabad, horumar, iyo midnimo ka hirgasha guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed.

Ugu dambeyn, Midowga Reer Kaalleeshe waxay mar kale hambalyo diirran u dirayaan Madaxweynaha, iyagoo Alle uga baryaya in uu ka dhigo mid ka miro dhaliya rajada shacabka, kana saara marxaladda adag ee ay ku jiraan.

Hambalyo iyo guul ayaan kuu rajeynaynaa Mudane Madaxweyne.

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐉𝐞𝐛𝐢𝐧🎓👨‍🎓Midowga Reer Kaaleeshe  waxay halkan hambalyo qalin-jabin ah u dirayaan Eng Ahmed Abdullahi Husse...
29/10/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐉𝐞𝐛𝐢𝐧🎓👨‍🎓

Midowga Reer Kaaleeshe waxay halkan hambalyo qalin-jabin ah u dirayaan Eng Ahmed Abdullahi Hussein oo soo gabogabeeyey dhameystirka jaamacadda heerka koowaad (𝐁𝐚𝐜𝐡𝐞𝐥𝐨𝐫 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞).

Eng Waxaan kuu rajeynaynaa guulo badan waana ku faaneynaa guusha aad gaartay. Waxaan rajeynaynaa in cilmigaaga uu noqdo mid anfaca bulshada, dadaalkaagana halkaas kasii wad.

🎓

Hambalyo Hambalyo Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa Eng Abdifatah Mohamed Ali  oo loo magacaabay maamulaha guud shirkad...
04/08/2025

Hambalyo Hambalyo
Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa Eng Abdifatah Mohamed Ali oo loo magacaabay maamulaha guud shirkada Bluecom Somalia
waxaan kuu rajeynaynaa guulo badan iyo horumar insha allah

Midowga Reer Kaaleeshe

Hambalyo Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Afgoye oo loo magacaabay Mudane Mohamednur Gaabow Allaha...
14/07/2025

Hambalyo Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Afgoye oo loo magacaabay Mudane Mohamednur Gaabow Allaha kugu garab galo xilka culus ee aad qaaday.

Guuleyso.

Waxaan uhambalyeynaynaa nabadoon Maxamed Cabdi Muudeey oo maanta loo caleemo saaray nabadoonka Reer Awdaayow ee beesha k...
03/07/2025

Waxaan uhambalyeynaynaa nabadoon Maxamed Cabdi Muudeey oo maanta loo caleemo saaray nabadoonka Reer Awdaayow ee beesha kaalleeshe ee Beelweynta garre

Alle ha ufududeeyo masuuliyada culus uu qaaday



Midowga Reer Kaaleeshe

Waxaan xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada muqdisho booqasho iyo salaan uga tagnay Suldaan Maxamed Xaaji Xasan Gabaa...
22/06/2025

Waxaan xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada muqdisho booqasho iyo salaan uga tagnay Suldaan Maxamed Xaaji Xasan Gabaaba oo dhowaan soo gaaray magaalada muqdisho

Suldaan kusoo dhowow dalkaagi iyo dadkaagi

Kaaleeshe

Hambalyo  Hambalyo  Hambalyo Waxaan halkaan uga Hambalyeynaynaa Gaashaanle Cali Rooble Cabdi oo loo Magacaabay Taliyaha ...
18/06/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan halkaan uga Hambalyeynaynaa Gaashaanle Cali Rooble Cabdi oo loo Magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Afgooye
Alle hakuu fududeeyo Masuuliyada Culus ee laguu Magacaabay

Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa umada islaamka gaar ahaan umada soomaaliyeed  manuusabada Ciidul Adxa awgeed Waxaan i...
05/06/2025

Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa umada islaamka gaar ahaan umada soomaaliyeed manuusabada Ciidul Adxa awgeed
Waxaan idin leenahay ciidaan ciideeda alle hanagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo iyo wadankeena oo nabad ah

#عيدالأضحىالمبارك




إنالله وإنا إليه راجعون Alle ha unaxriiso adeerkeena  Xaaji Cusmaan Cali Cadow oo ku geeryooday magaalada Qoryooley alle...
21/05/2025

إنالله وإنا إليه راجعون
Alle ha unaxriiso adeerkeena Xaaji Cusmaan Cali Cadow oo ku geeryooday magaalada Qoryooley alle samir iyo iimaan hanaga wada siiyo
Waxaan si gaar ah uga tacsiyeynaynaa Xaaji xasan cali cadow iyo dhamaan qaraabada

Alle qabrigiisa ha uwaasiciyo

TACSI             ----------Alle ha unaxriiso Adeer Siidcali ibraahim Maxamed Caliyow (Siidcali Guudaanle)Oo mudooyinkii...
27/04/2025

TACSI
----------
Alle ha unaxriiso Adeer Siidcali ibraahim Maxamed Caliyow (Siidcali Guudaanle)
Oo mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa wadanka mareykanka uga geeryooday
Ehelka iyo qaraabada alle samir iyo iimaan haka siiyo gaar ahaan caruurtiisa uu uga horeeyo Maxamed deeq siidcali iyo dhamaan walaalihiisa

Alle horteena ha cafiyo dambigiisana ha dhaafo Janatul fardows alle haka waraabiyo

Waxaan hambalyo balaaran udireynaa Agaasimaha Radio Qoryooley - Siidcali Abdi Mohamed(Ustaadka) oo kamid noqday  Golaha ...
19/04/2025

Waxaan hambalyo balaaran udireynaa Agaasimaha Radio Qoryooley - Siidcali Abdi Mohamed(Ustaadka) oo kamid noqday Golaha Warbaahinta Dalka Kenya MEDIA COUNCIL KENYA. ( MCK )

Midowga Reer Kaaleeshe

Address

Wadajir, Maruuf Street
Mogadishu
252

Telephone

+252614183232

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Reer Kaaleeshe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share