Hay'ada samafalka shacabka

Hay'ada samafalka shacabka wa hay'ad samafal ujeedkeedu yahay inay ka qayb qaadata hormarinta bulshada qaasatan waxbarashada iyo shaqa abuurka

Hay’ada samafalka shacabka waa hay’ad aan macaash doon ahayn sidoo kale an dowli ahayn
Hindisaha hay’ada waxa uu ka bilowday qayb ka mid ah waxgaradka soomaaliyeed iyo xubnaha firfircoon ee bulshada rayidka ah
Hay’ada samafalka shacabka waxaa la aasaasay sanadkii 2012 taasoo ujeedkeedu aha in laga qayb qaata hormarinta bulshada soomaaliyeed qaasatan xaananaynta caruurta soomaaliyeed sida agoonta,k

uwa wadooyinka ku dayacan iyo kuwa aan awoodin waxyaabaha aasaaska u ah nolosha sida hooy,cuno,waxbarasho iyo caafimaad taasoo horseedi karta in la helaa mustaqbalka fog jiil soomaaliyeed oo leh aqoon iyo xirfado shaqo taasoo ka qayb qaadan karta horumarka dalka

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

00252612706133

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hay'ada samafalka shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hay'ada samafalka shacabka:

Share