HAGE Development Organisation

HAGE Development Organisation ururka horumarinta arrimaha bulshada ee hage . hage development organisation [HDO ]

πŸŒ™ Tahniyad Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Ururka HAGE DEVELOPMENT ORGANIZATION [ HDO ] waxa uu  hambalyo iyo ta...
17/02/2026

πŸŒ™ Tahniyad Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Ururka HAGE DEVELOPMENT ORGANIZATION [ HDO ] waxa uu hambalyo iyo tahniyad u dirayaa dhammaan ummadda muslimiinta ah si gaar ah shacabka soomaaluyeed meel kasta oo ay joogaan , gaar ahaan xubnaha iyo taageerayaasha ururka, munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Eebbe ka baryaynaa inuu naga aqbalo soonka iyo camalka suubban, naguna gaarsiiyo Ramadaanno badan oo kheyr iyo barako leh, annagoo caafimaad iyo iimaan ku sugan.

Ramadaan Kariim πŸŒ™
Ururka HAGE DEVELOPMENT ORGANIZATION [ HDO ]

23/12/2025

🌟 Ku Soo Dhawoow Hage Development Organization (HDO) 🌟

Ku soo dhowaada bogga rasmiga ah ee Hage Development Organization (HDO) β€” urur bulsho oo u taagan horumar, toosin xallinta khilaafaadka, iyo midnimadda bulshada iwm

HDO waxaa loo aasaasay in ay ka jawaabto baahiyaha bulshada, iyadoo diiradda saaraysa:

βœ”οΈ Hoggaan iyo hagid dhab ah
βœ”οΈ Kobcinta aqoonta iyo xirfadaha
βœ”οΈ Iskaashi, samafal iyo gargaar bulsho
βœ”οΈ daryeelka deegaanka iyo kobcinta bilicdiisa

Boggan waxaad kala socon doontaan:

πŸ“Œ Barnaamijyada ururka
πŸ“Œ Fursadaha xubinnimo
πŸ“Œ Wararka, tababarro iyo wacyigelin
πŸ“Œ Hawlaha horumarinta bulshada

πŸ‘‰ Ku soo biir safarkayaga horumarka adigoo nagu taageeraya ra’yigaaga, wadaagista macluumaadka, iyo ka qaybqaadashada barnaamijyadeenna.

πŸ’‘ Hage Development Organization
β€œHagid, Horumar & Hoggaan Daacad ah”

πŸ“ Laascaanood – Soomaaliya

Address

Central Office Of Hage
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAGE Development Organisation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share