FAIR Forum

FAIR Forum Bogga rasmiga ah ee hay'adda wacyigelinta, saamaynta togan iyo soo kab-sashada.

24/07/2026

Laascaanood Forum 2026

Jaamacadda Sool waxay si sharaf leh u soo dhoweysay Laascaanood Forum 2026, oo ah madal sannadle ah oo lagu falanqeeyo laguna is-weydaarsado fikradaha iyo aragtiyaha ku saabsan Dowladda Waqooyi Bari iyo mustaqbalka Geeska Afrika.

Mawduuca sanadkan: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

Madashu waxay isu keeni doontaa aqoonyahanno caalami ah, siyaasiyiin, dhallinyaro, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga doodaan fursadaha, caqabadaha, iyo isbeddellada ka socda Geeska Afrika.

Sool University is honored to welcome Lasanod Forum 2026, an annual platform dedicated to fostering dialogue, exchanging ideas, and promoting informed discussions on the Northeast State and the evolving dynamics of the Horn of Africa.

Theme: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

The forum will bring together distinguished scholars, policymakers, youth leaders, and representatives from diverse sectors of society to discuss the opportunities, challenges, and emerging developments shaping the Horn of Africa.

πŸ“… 29 July 2026
πŸ“ Hotel Hamdi, Lasanod

24/07/2026

Laascaanood Forum 2026

Jaamacadda Alpha Laascanood waxay si sharaf leh u soo dhoweysay Laascaanood Forum 2026, oo ah madal sannadle ah oo lagu falanqeeyo laguna is-weydaarsado fikradaha iyo aragtiyaha ku saabsan Dowladda Waqooyi Bari iyo mustaqbalka Geeska Afrika.

Mawduuca sanadkan: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

Madashu waxay isu keeni doontaa aqoonyahanno caalami ah, siyaasiyiin, dhallinyaro, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga doodaan fursadaha, caqabadaha, iyo isbeddellada ka socda Geeska Afrika.

Alpha Lasanod University is honored to welcome Lasanod Forum 2026, an annual platform dedicated to fostering dialogue, exchanging ideas, and promoting informed discussions on the Northeast State and the evolving dynamics of the Horn of Africa.

Theme: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

The forum will bring together distinguished scholars, policymakers, youth leaders, and representatives from diverse sectors of society to discuss the opportunities, challenges, and emerging developments shaping the Horn of Africa.

πŸ“… 29 July 2026
πŸ“ Hotel Hamdi, Lasanod

24/07/2026

Laascaanood Forum 2026

Jaamacadda Ummada Ilays waxay si sharaf leh u soo dhoweysay Laascaanood Forum 2026, oo ah madal sannadle ah oo lagu falanqeeyo laguna is-weydaarsado fikradaha iyo aragtiyaha ku saabsan Dowladda Waqooyi Bari iyo mustaqbalka Geeska Afrika.

Mawduuca sanadkan: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

Madashu waxay isu keeni doontaa aqoonyahanno caalami ah, siyaasiyiin, dhallinyaro, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga doodaan fursadaha, caqabadaha, iyo isbeddellada ka socda Geeska Afrika.

πŸ“… 29 July 2026
πŸ“ Hotel Hamdi – Laascaanood

.

24/07/2026

Laascaanood Forum 2026

Jaamacadda Nugaal waxay si sharaf leh u soo dhoweysay Laascaanood Forum 2026, oo ah madal sannadle ah oo lagu falanqeeyo laguna is-weydaarsado fikradaha iyo aragtiyaha ku saabsan Dowladda Waqooyi Bari iyo mustaqbalka Geeska Afrika.

Mawduuca sanadkan: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

Madashu waxay isu keeni doontaa aqoonyahanno caalami ah, siyaasiyiin, dhallinyaro, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga doodaan fursadaha, caqabadaha, iyo isbeddellada ka socda Geeska Afrika.

πŸ“… 29 July 2026
πŸ“ Hotel Hamdi – Laascaanood

24/07/2026

Laascaanood Forum 2026

Maxamed Xuseen Xirsi oo ka mid ah hoggaanka sare ee Hay'adda FAIR Forum ayaa si sharaf leh u soo dhoweeyay Laascaanood Forum 2026, oo ah madal sannadle ah oo lagu falanqeeyo laguna is-weydaarsado fikradaha iyo aragtiyaha ku saabsan Dowladda Waqooyi Bari iyo mustaqbalka Geeska Afrika.

Mawduuca sanadkan waa: "Northeast State and the Changing Horn of Africa."

Madashu waxay isu keeni doontaa aqoonyahanno caalami ah, siyaasiyiin, dhallinyaro, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga doodaan fursadaha, caqabadaha, iyo isbeddellada ka socda Geeska Afrika.

FAIR (Forum for Awareness, Impact and Reform) waxay door muuqda ka qaadanaysaa qabanqaabada iyo hirgelinta madashan, iyada oo ka shaqaynaysa dhiirrigelinta wada-hadal wax-ku-ool ah, cilmi-baaris, iyo iskaashi lagu xoojinayo horumarka iyo nabadda.

πŸ“… 29 July 2026
πŸ“ Hotel Hamdi – Laascaanood

πŸ“’ LASANOD FORUM 2026Madasha FAIR Forum waxay si rasmi ah idiinku casuumaysaa Lasanod Forum 2026, oo ah madal sanad Le ah...
23/07/2026

πŸ“’ LASANOD FORUM 2026

Madasha FAIR Forum waxay si rasmi ah idiinku casuumaysaa Lasanod Forum 2026, oo ah madal sanad Le ah oo lagu gorfeeyo arrimaha muhiimka u ah mustaqbalka Waqooyi Bari iyo Geeska Afrika.

🎯 Theme: Northeast State and the Changing Horn of Africa

Madashu waxay kulmin doontaa masuuliyiin, aqoonyahanno, cilmi-baarayaal, dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga wada hadlaan fursadaha, caqabadaha iyo doorka Waqooyi Bari ee isbeddellada gobolka.

πŸ—“οΈ Taariikh: 29 July 2026
πŸ“ Goobta: Hotel Hamdi, Laascaanood

Waxaan si diirran ugu martiqaadaynaa dhammaan daneeyayaasha inay ka soo qayb galaan madashan muhiimka ah ee lagu xoojinayo wada-hadalka, iskaashiga iyo horumarka.

19/07/2026

Video.
Madasha FAIR (Forum for Awareness, Impact and Reform) ayaa qabatay kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo cinwaankiisu ahaa: "Sidee Dhalinyaradu Uga Faa'iidaysan Karaan Fursadaha iyo Deeqaha Waxbarasho ee Dalka Dibeddiisa?"

Barnaamijka waxaa soo jeediyay Eng. Cabdixaliim Aadan Cabdiraxmaan, oo si qoto dheer uga hadlay fursadaha deeqaha waxbarasho ee caalamiga ah, hababka loo codsado, iyo tallaabooyinka ay dhalinyaradu qaadi karaan si ay u kordhiyaan fursadahooda guusha.

Aqoontu waa furaha fursadaha, horumarkuna wuxuu ka bilaabmaa tallaabada ugu horreysa.

Madasha FAIR (Forum for Awareness, Impact and Reform) ayaa qabatay kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo cinwaankiisu ahaa: "Si...
18/07/2026

Madasha FAIR (Forum for Awareness, Impact and Reform) ayaa qabatay kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo cinwaankiisu ahaa: "Sidee Dhalinyaradu Uga Faa'iidaysan Karaan Fursadaha iyo Deeqaha Waxbarasho ee Dalka Dibeddiisa?"

Barnaamijka waxaa soo jeediyay Eng. Cabdixaliim Aadan Cabdiraxmaan, oo si qoto dheer uga hadlay fursadaha deeqaha waxbarasho ee caalamiga ah, hababka loo codsado, iyo tallaabooyinka ay dhalinyaradu qaadi karaan si ay u kordhiyaan fursadahooda guusha.

Aqoontu waa furaha fursadaha, horumarkuna wuxuu ka bilaabmaa tallaabada ugu horreysa.

Ma jeceshahay inaad fursad u hesho inaad wax kusoo barato dalka dibadiisa?Waxaan kuu diyaarinay barnaamij si aad uogaato...
15/07/2026

Ma jeceshahay inaad fursad u hesho inaad wax kusoo barato dalka dibadiisa?

Waxaan kuu diyaarinay barnaamij si aad uogaato sida dhalinyaradu uga faa'iidaysan karaan deeqaha waxbarasho ee caalamiga ah, fursadaha horumarineed iyo barnaamijyada isbeddelka nolosha.

Waxaan kugu martiqaadaynaa inaad ka soo qayb gasho kulankan muhiimka ah oo uu soo jeedinayo:

🎀 Eng. Abdixaliim Adam Abdirahman

πŸ—“ Taariikh: 17 July 2026
πŸ“ Goobta: Ilays University
πŸ•• Waqtiga: 6:00 PM

"Invest in knowledge today, Shape a better tomorrow."

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FAIR Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share