Hubaal Institute

Hubaal Institute Hubaal Institute for Research & Development is an Independent, Nonprofit think tank dedicated to advancing public policy through rigorous research.

Hubaal Institute  oo kaashanaysa wasaaradaha Qorshaynta ee DFS iyo Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo ayaa maanta tababar ku s...
11/01/2025

Hubaal Institute oo kaashanaysa wasaaradaha Qorshaynta ee DFS iyo Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo ayaa maanta tababar ku saabsan Hubinta iyo Dabagalka hannaanka shaqada hay’addaha kala duwan ee dowladda ku qabtay magaalada Laascaanood.

Waxaa isoo kale la dhisay guddiga Hubinta iyo Dabagalka hay’addaha Maamulka SSC-Khaatumo.

On this International Human Rights Day, we honor the dignity and rights of every person.
10/12/2024

On this International Human Rights Day, we honor the dignity and rights of every person.

Maanta oo kale, 12ka October 1954, waxaa la aas-aasay calanka Jamhuuriyada Federal Soomaaliya, waxaa dhammaan shacabka S...
12/10/2024

Maanta oo kale, 12ka October 1954, waxaa la aas-aasay calanka Jamhuuriyada Federal Soomaaliya, waxaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed uga hambalyeynaynaa 70 guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii astaanta midnimada iyo gobonimada gayigeena.

🇸🇴

21/09/2024

“Nabaddu waxay uga dhigantahay haweenka deganaan iyo xasilooni, waayo waxay maraan marxaalado aad u adag xiliyada colaadaha iyo dagaalada”, Saynab Cabdiraxmaan, oo ka hawl-gasha mid ka mid ah xarumaha caafimaadka oo ka hadlaysay muhiimada nabaddu u leedahay haweenka magaalada Laascaanood.

MAALINTA NABADDA ADUUNKA: 21 ka September waxaa sanad walba aduunku u dabaal-degaa maalinta caalamiga ah ee nabadda si l...
21/09/2024

MAALINTA NABADDA ADUUNKA: 21 ka September waxaa sanad walba aduunku u dabaal-degaa maalinta caalamiga ah ee nabadda si loo dhiiri-geliyo nabadda, kor loogu qaado isfahanka, iyo isdhex-galka bulsho loogana fogaado khilaaf, qalaalaso iyo fahan xumo sababta colaado.

Hay’adda Cilmi-Baarista iyo Horumarka ee Hubaal Institute waxaa mab’aadiideeda gundhig u ah bulsho ku wada nool Nabad, Xasilooni iyo Is-fahan.

13/09/2024

Su’aalihii kasoo qayb-galayaashii Kulanka Dadwaynaha iyo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo.

We are delighted to launch our new LinkedIn page.Join us for interactive discussions, public engagements, exciting event...
12/09/2024

We are delighted to launch our new LinkedIn page.

Join us for interactive discussions, public engagements, exciting events, and enlightening publications.

👉 rb.gy/ow633j

04/09/2024

Su’aalihii kasoo qayb-galayaashii Kulanka Dadwaynaha iyo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo.

.

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubaal Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share