Ururka Dhagoolayaasha Waqooyi Bari

Ururka Dhagoolayaasha Waqooyi Bari Ururka Dhagoolayaasha SSC-Khaatuma waa Urur U dooda Xuquuqda Dadka Maqalka la’ ee ku dhaqan Khaatumo

13/04/2026
Waxaan caawa Hoygiisa Ku booqanay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka ayaan warbixin ka siinay xaalada guud Dadka Naafada...
13/04/2026

Waxaan caawa Hoygiisa Ku booqanay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka ayaan warbixin ka siinay xaalada guud Dadka Naafada WBS Gaar ahaan Daka Maqalka la'. UGu Danbayn Garaadka aya bogaadiyay Hawlaha isxilqaanka ah e ay hayaan Ururka Dhagoolayaasha Waqooyi Bari iyo Laascaanood School for the deaf . Ugu Garaadka aya u duceeyay Dadka maqalka la' ee soomaaliyeed sido kala kula dardaarmay xubnaha inay dadaalka sii laba jibaaran.

BismillahAlxm illahay baa mahadle caawa oo ah 16 Ramadaan  waxaa noo suura gashay inaan afur wadareed heer sare ah u qab...
04/03/2026

Bismillah

Alxm illahay baa mahadle caawa oo ah 16 Ramadaan waxaa noo suura gashay inaan afur wadareed heer sare ah u qabano Dadka maqlka naafada ka ah ee caasimada laascanood. Kalkii labaad waxan u mahadcelinayna cidkasto na tahertay alle soonka salada ha inaha aqbalo.

"Ramadaan Mubaarak dhammaan asxaabta iyo ehelka! 🌙 Alle ha inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo cibaado suuban. Bishan b...
17/02/2026

"Ramadaan Mubaarak dhammaan asxaabta iyo ehelka! 🌙 Alle ha inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo cibaado suuban. Bishan bisheedii kale ha nagu gaarsiiyo khayr

"إنا لله وإنا إليه راجعون. اللهم اغفر له وارحمه، وأسكنه فسيح Ururka Dhagoolayaasha Waqooyi Bari wuxuu Tacsi tiraanyo leh...
17/12/2025

"إنا لله وإنا إليه راجعون. اللهم اغفر له وارحمه، وأسكنه فسيح
Ururka Dhagoolayaasha Waqooyi Bari wuxuu Tacsi tiraanyo leh u diraya ehelka,asxaabta iyo guud ahaan bulshada Maqalka la' ee ay ka baxaday amiina o ka mid ahayd Habalaha maqalka naafada ka ah ee ku Nool magaalada laascanood ee caasimada waqooyi bari. Aamina ayaa ahayd xubnaha ugu firfircoon ee ururka ee adeega u ahaya bulshada maqalka naafada ka ah iyada oo mudooyinkii u dambaysay ay xanun la ildarayd. Waxaan illahay uga baryayna inu janooyinkiisa ku arsaaqo inaga samir iyo iimaan inaga siiyo amiin amiin.

Maanta oo kale, 3da Disembar, waxaan xusnaa Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba (International Day o...
03/12/2025

Maanta oo kale, 3da Disembar, waxaan xusnaa Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba (International Day of Persons with Disabilities - IDPD). Maalintani waa mid muhiim ah oo aan ku muujineyno xaqiijinta xuquuqda, kor u qaadista sharafta, iyo hubinta ka mid noqoshada buuxda ee bulshada ee walaalaheenna baahiyaha gaarka ah qaba.
Waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba meel kasta oo ay joogaan! Waxaad tihiin dad geesiyaal ah oo nolosha ula tacaala si xooggan iyo go'aan qaadasho. Waxaan idin ku bogaadineynaa adkaysigaaga, hal-abuurkaaga, iyo wax qabadkiina weyn ee aad bulshada ku soo kordisaan. Maalintani waa fursad aan ku xusuusanno in baahida gaarka ahi aysan ahayn caqabad hor istaagta hammiga iyo guusha. Waxaan idinku dhiirigelinaynaa inaad sii waddaan riyooyinkiina, hadafyadiina, iyo ka qayb qaadashada firfircoon ee horumarka bulshada. Awoodda iyo tayada qof kasta oo idinka mid ah waa mid qiimo leh oo lama ilaawaan ah.

23/09/2025
Masha allah Hambalyo shacabka SSC-Khaatumo Guul taariikhi ah baan gaadhnay Ururka Dhagoolayasha SSC-khaatumo Wuxu Bogaad...
14/04/2025

Masha allah Hambalyo shacabka SSC-Khaatumo Guul taariikhi ah baan gaadhnay
Ururka Dhagoolayasha SSC-khaatumo Wuxu Bogaadinaya Socdaalka Uu RXFS Mudane Xamse abdi bare Ku Marayo SSC-khaatumo
Runti Waa Socaadal tariikhi ah o Baal dahaba taariikhda ka galay. Hambalyo ayan leenahay shacabkeena dadaal ,Nafhur iyo dhiig ayan mesha a manta joogno ku soo gaadhanay taas oo a manta midhihiisa guranayno. Illahay ba Mahadleh.

Address

WBS
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhagoolayaasha Waqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share