13/05/2023
Fursad muhiima: Jaamacada Jig-jiga ayaa soo kordhisay barmaamij ay aad baahi ugu qabeen ardayda soomaaliyeed meel kasta ay joogaan ay kaga xidhnayd qaybo badan oo waxbarashada iyo shaqada taas oo ah shahaada luuqada ee IELTS oo uu qaado British Council ee xaga luuqada ah.