Cosob Ecoscape

Cosob Ecoscape Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cosob Ecoscape, Environmental conservation organisation, Kismayo.

Shirkadda COSOB Eco-Scape ee magaalada Kismaayo waxey hambalyo iyo bogaadin ku aadan munaasabadda qiimaha badan ee Maali...
18/04/2026

Shirkadda COSOB Eco-Scape ee magaalada Kismaayo waxey hambalyo iyo bogaadin ku aadan munaasabadda qiimaha badan ee Maalinta Qaranka ee Dhir Beerista, u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Jubbaland.

Maalinta Qaranka ee Dhir Beerista waa maalin na xasuusinaysa muhiimadda ay dhirtu u leedahay nolosheenna, deegaanka, iyo mustaqbalka jiilasha soo socda.

Haddaba munaasabadan owgeed shirkadda COSOB Eco-Scape waxay ku wargelinaysaa dhammaan bulshada inay samaysay qiimo dhimis gaar ah oo ku saabsan iibka geedaha iyo dhirta cagaaran, si loo taageero munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dhir Beerista.

Qiimo dhimistaan waxay soconaysaa ilaa maalinta Isniinta ee ka faa'iideysi wacan, kalana xiriir numberka ka muuqda sawirka.

26/02/2026

Waanku faraxsanahay guusha aad shalay soo hoyiseen teamkeena oo ku dheelaya magaca Cosobecoscape kagana qayb qaadanaya Tartanka Ramadaan Cup Ee salaxa Guulwade. Kismayo 🫡

26/02/2026
26/01/2026

A company dedicated to environmental beautification, landscaping, urban greening, and sustainable planting solutions.

We look forward to working with all individuals and organizations passionate about environmental protection and climate action.
📍Kismayo, Somalia 🇸🇴🍀🫡

Address

Kismayo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cosob Ecoscape posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share