SkillZone Digital Hub - XDY

SkillZone Digital Hub - XDY Empowering youth with digital skills like: crypto, AI, graphic design, and smart business strategies.

30/08/2025

Dhowaan waxa furmaya fasalasa cusub ee xirfadaha iyo .
Waxaanna u hambalyeyneynaa ardaydii nasiibka u heshay k.
Baro, ganacso, maalgasho, nashqadee,
Shaqeyso adigoo gurigaaga jooga.

20/08/2025
Bitcoin ayaa meshii ugu sareysay gaartay Taariikhdeeda $124, 457.
16/08/2025

Bitcoin ayaa meshii ugu sareysay gaartay
Taariikhdeeda $124, 457.

14/08/2025

📢 Fasalo Cusub oo lagu baranayo Crypto.

Ugu horreyn isweydii:
💡 Ma ogtahay in lacagaha digital-ka ee (crypto currency) sida Bitcoin ay noqdeen hantida ugu qiimaha badan ee dunida maanta?
💡 Ma ogtahay in hal uu 2012 ahaa ku dhowaad $1, halka maanta 2025 uu qiimihiisu marayo $120,000?
💡 Ma ogtahay in qofkii xilligaas dhowr xabbo iska maalgashan lahaa uu maanta noqon lahaa taajir banaanka jiifa?

Ma ogtahayse in:
🚫 Ka maqnaanshaha cilmigan iyo xirfadahan casriga ah ee dalkeenna ay naga reebtay fursadaas kore.
✅ Wali waxaa jira fursado kale oo lagu maalgashan karo coins wali qiime hoose ku jiro, sida , oo la filayo inay mustaqbalka dhow kor u kacaan sida Bitcoin.

📚 Maxaad Ku Baran Doontaa?


& Technical Analyses

:


📅 Bilowga: 20-ka bishan
📍 Goobta: Godka biyaha, near suuqyasin, farjano

17years of educating and shaping the minds of somali youth.
📞 614698589
https://wa.me/252614698589

  – Fursad Mustaqbalkaaga Bedeli karta!✅ Ma rabtaa inaad barato Crypto, Forex Trading iyo xirfadaha kale ee Dijitaalka a...
22/07/2025

– Fursad Mustaqbalkaaga Bedeli karta!
✅ Ma rabtaa inaad barato Crypto, Forex Trading iyo xirfadaha kale ee Dijitaalka ah?
✅ Ma rabtaa inaad ku gaarto xorriyad maaliyaded mudo 2 bilood gudahood ah?
✅ Ma rabtaa inad shaqeysato adigoo gurigaaga jooga?
Hadaba hadey jawaabtaadu tahay haa, nagu soo biir oo kamid noqo dufacada 1aad ee ay qaadaneyso SkillZone Digital Hub - XDY.
F.G. koorsada oo isugu jirta ayaa soconeysa kaliya 2 biilod kali ah.
h**e ee 20 - 30 bisha waxan bixin doona discount 20%.
Xarunta: Godka biyaha, near suuqyasiin, farjano.
SkillZone – XDY waa xarun casri ah oo loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya horumar dhab ah.

🎯 Kusoo biir maantaba!
📍 Kismayo
📞 0614104486 | 0614698589 |

Address

Near Suuqyasin, Farjano
Kismayo
470

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SkillZone Digital Hub - XDY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share