Dugsiga Hoose dhexe & Sare Ee Deg-Elema

Dugsiga Hoose dhexe & Sare Ee Deg-Elema DEGELEMA PRIMARY SCHOOL is a public school established in Jan 2015, in Degelema village. It was established because of an educational need within Degelema.

Degelam pry school
30/04/2026

Degelam pry school

30/04/2026

Perseverance is best in achieving goals

30/04/2026
20/11/2025

HAMALBYO MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

Aniga oo ah Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Degelema, waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, anagoo u dabbaal-degayna maalinta qiimaha badan ee Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo berri ku beegan 21-ka November.

Macallinku waa nuurka bulshada, waa kan dhisa maskaxda jiilka soo koraya, kana shaqeeya kobcinta aqoonta, anshaxa iyo hannaanka wanaagsan ee nolosha.

Waxaan halkan uga mahadcelinayaa macallimiinta Dugsiga Degelema iyo guud ahaan macallimiinta Soomaaliyeed shaqada adag ee ay bulshada u hayaan, dulqaadka, dadaalka iyo u adeegidda ardayda oo ah mustaqbalka ummadda.

Macallinow, maanta waa maalintaada!
Alle ha idin barakeeyo, ha idiin kordhiyo ajarka iyo wanaagga aad bulshada u haysaan.

Hambalyo!
Maalinta Macallinka Soomaaliyeed!
21 November

16/09/2025

Hormar la taaban karo mudo 1 sanno ah

21/08/2025

On behalf of Degelema Primary School fraternity, I extend my heartfelt congratulations to WAMMO Primary School for emerging among the top schools in Dhobley District and Jubbaland at large.

This remarkable achievement is a true reflection of the school’s dedication, hard work, and commitment to quality education. The outstanding performance of the students, the tireless efforts of the teachers, and the strong support from the administration and parents have all contributed to this success.

WAMMO Primary School continues to serve as a shining example of excellence in education, inspiring other schools in the region to strive for higher standards.

May this milestone be the beginning of even greater accomplishments in the future.

Congratulations once again, WAMMO Primary School—you have made Dhobley and Jubbaland proud!

YUSSUF MOHAMU OSMAN
SENIOR PRINCIPAL

Xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka dugsiga hoose, dhexe, sare ee Degelema
29/06/2025

Xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka dugsiga hoose, dhexe, sare ee Degelema

Address

Kismayo
Kismayo
0000

Telephone

+252612321362

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose dhexe & Sare Ee Deg-Elema posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dugsiga Hoose dhexe & Sare Ee Deg-Elema:

Share