Qoolaji Youth Network

Qoolaji Youth Network Qolaji youth network �
is the voice of qolaji people

27/10/2025
26/10/2025

Nelson Mandela ninkii u diray 27 oo jeel ah kadib markuu soo baxay maxaa dhax maray

Shalay iyo maanta Qolaji
26/10/2025

Shalay iyo maanta Qolaji

22/10/2025

Captain migos oo kamid ah dhalinyarada Qolaji oo wadamada dariska Ku maqnaa baa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay dhulkiisa hooyo

28/08/2025

Aadbaan ubogaaden hayaa dhalinyarada reer qolaji oo manta shir muhiim ah yeeshay kana tashan haya waxii Dan u ah
Waxaana shirkaas abaabilay oo qabtay abwaan baadiye isna mahd gaar ah
Here's the translation:

"I highly appreciate the young people of Qolaji who held an important meeting today and discussed what was in their interest.
The meeting was organized and led by poet Baadiye, who deserves special thanks

27/07/2025

Abwaan Ahmed nuur shaadali oo Ka mid dhalinyarada reer qolaji

01/06/2025

Walaalaha khayrka Jecel waxaanka codsan haynaa in 2 qol loo dhiso caruurtaas oo ay quraanka ku bartaan cadceed iyo roob iyo dhaxan midwalba wayla dhiban yahiin
Meeshu waa Qoolaji
Macalinka numbarkiisa waakan
U shaqayso Aakhariyo aduunba.
+251 97 450 4331
Ama Kan waa aniga
+27603131286

Mapku siduu natusayo dhulbadan oo deegaanka somalida ah buu sheegayaa inuu dhul oromo yahay yaab!!
27/04/2025

Mapku siduu natusayo dhulbadan oo deegaanka somalida ah buu sheegayaa inuu dhul oromo yahay yaab!!

AKHRISO - Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan 45ta dhalinyaro ee Dowlada Sucuudiga dilka ugu xukuman. kiiska loo ha...
24/02/2025

AKHRISO - Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan 45ta dhalinyaro ee Dowlada Sucuudiga dilka ugu xukuman. kiiska loo haysto waa in ay Sucuudiga mukhaadaraad soo galiyeen.

1- Xamdi Cabdullaahi Cabdiraxman -Shiikhaal reer Awqudub
2- Maxamed Carab Cumar Cabdi - Shiikhaal reer Awqudub
3- Axmed Ibraahim Axmed Shiikh -Shiikhaal reer Awqudub
4- Cumar Cabdi Cabdicasiis Khaliif-Shiikhaal reer Awqudub
5- Axmed Maxamed Maxamuud -Majeerteen Idigfacle
6- Mustafe Cabdi Maxamed Ismaaciil- Akisho
7- Cabdiraxman Cali Maxamuud Cadow- Dagoodi Saran-soor
8- Ramadan Xusseen Geedi - Ciise Furlabe
9- Cabdullaahi Axmed Cabdi Cali - Dhulbahante-Faarax Garaad
10- Ibraahim Cabdi Jaamac - Dhulbahante - Maxamuud Garaad
11- Faarax Jaamac Cumar - Geri Koombe
12- Farxaan Cabdi Maxamed Qalinle- Samaroon reer Maxamed
13- Axmed Aadan Xassan Ducale - Samaroon reer Maxamed
14- Cabdulqaadir Maxamuud Cali Absuge-Harti Abgaal Agoon yar
15- Cabdulqaadir Ibraahim Axmed Cadaawe-Harti Abgaal Abuukar gaabane
16- Axmed Maxamuud Ismaaciil Cabdiraxman -Raxanweyn Hadamo
17- Cali Cabdiraxman Mursal Aadan - Raxanweyn Hadamo
18- Khaalid Cabdi Ibraahim Carab - Abasguul-guuleed Jaamac
19- Jowhar Ibraahim Dayib Cabdullaahi- Abasguul Xassan Cismaan
20- Maxamuud Cabdiraxman Ibraahim -Abasguul Garuure
21- Cabdulqaadir Maxamed Xussen Barre-Ugaadeen Camar
22- Mukhtar Macalin Cabdi Maxamed - Ugaadeen Camar
23- Maxamed Awal Cali Xusseen -Ugaadeen Camar
24- Cabdinuur Axmed Yaasiin Shiikh - Ugaadeen Camar
25- Cabdiraxman Xassan Cabdi -Ugaadeen Camar
26- Cabdi-kaamil Maxamed Xusseen -Ugaadeen Camar
27- Cabdiraxman Cali Maxamed -Ugaadeen Camar
28- Cabdi-Asad Axmed Sulub- Ugaadeen Makaahiil
29- Cabdiraxman Xassan Cumar Cali - Ugaadeen Makaahiil
30- Xassan Axmed Cabdullaahi Maxamed -Ugaadeen Makaahiil
31- Maxamuud Aadan Sulub Bile -Ugaadeen Makaahiil
32- Cumar Axmed Maxamuud Cali -Ugaadeen Cawilyahan
33- Maxamed Badal Aadan Faarax - Ugaadeen Cabdalle
34- Maxamuud Axmed Yuusuf Maxamuud -Ugaadeen Cabdalle
35- Maxamed Ibraahim Cabdullaahi -Ugaadeen Reer Isaaq
36- Irshaad Cali Muuse Caraale - Ugaadeen Reer Isaaq
37- Sakariye Yaxye Muxsin Cabdullaahi -Ugaadeen Reer Isaaq
38- Waliid Cabdi Jadiido Cabdisamad- Ugaadeen Reer Isaaq
39- Ismaaciil Aadan Saabir Burhaan -Ugaadeen Reer Isaaq
40- Cabdiweli Maxamed Cabdi - Ugaadeen Reer Cabdille
41- Xusseen Mahdi Boore - Ugaadeen -Reer Cabdalle
42- Axmed Cali Maxamed Cabdiwaxiid- Ugaadeen Reer Cabdille
43- Bashiir Maxamed Cabdulqaadir Saalix- Ugaadeen Reer Cabdille
44- Axmed Aadan Cabdi Ibraahim - Ugaadeen Reer Cabdille
45- Maxamed Nuur Xusseen Gacal - Abgaal reer mataan waa la dilay Allaha u naxariisto Marxuumka

FG: k**a dhigna qabyaalad ee waxaan rabaa in aad si fudud ku ogaatid reeraha ay kasoo jeedaan Dadkani maadaama Soomaalidu qabaail kala tahay.

Address

Kismayo

Telephone

+27603131286

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoolaji Youth Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share