Hirshabelle Leadership Awards

Hirshabelle Leadership Awards Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirshabelle Leadership Awards, Nonprofit Organization, Kulmis, Jowhar.

22/07/2026

Bulsho kasta waxay leedahay haldoor si hagar la’aan ah ugu adeegaya bulshadiisa. See more.



21/07/2026

Waa waqtigii la aqoonsan lahaa halyeeyada bulshada.

Wax weyn ayaa soo socda.









20/07/2026

Hirshabelle Leadership Award waxay idin leedahay

“Hirshabelle doorkeedii iyo waa habeen dahabee damashaadka dhaca waa inay dunida yaab taaye, si diyaariyay waa k**a danbestiyee”




17/07/2026

Hirshabelle Leadership Awards waxay mar walba u taagan tahay soo bandhigista quruxda, horumarka iyo guulaha ay ku tallaabsadeen deegaannada Hirshabelle.



16/07/2026

Coming Soon 🎖️



15/07/2026

Jowhar iyo Habeenka Haldoorka Hirshabelle.







Hirshabelle Leadership Awards waa madal lagu maamuusayo haldoorada Hirshabelle, laguna aqoonsanayo shaqsiyaadka iyo hay’...
15/07/2026

Hirshabelle Leadership Awards waa madal lagu maamuusayo haldoorada Hirshabelle, laguna aqoonsanayo shaqsiyaadka iyo hay’adaha door muuqda ka qaatay horumarka, hoggaaminta iyo adeegga bulshada. Diyaargarowga munaasabadda ayaa maraya wejiyadii ugu dambeeyay.



14/07/2026

Habeenka Haldoorka Hirshabelle. Yaad u rajeyneysaa abaalmarinta.












13/07/2026

Habeenka lagu Maamusaya Haldoorka, Hal-abuurka iyo Hoggaanka hufan

Hirshabelle Leadership Awards 2026












Hirshabelle Leadership Awards 2026 waa madal lagu maamuusayo dadka, hay’adaha, iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ku leh saam...
06/07/2026

Hirshabelle Leadership Awards 2026 waa madal lagu maamuusayo dadka, hay’adaha, iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ku leh saameynta wanaagsan.

Ujeeddadu waa dhiirrigelinta hal-abuurka, adeegga bulshada, iyo hoggaaminta wax-ku-oolka ah si loo abuuro bulsho horumar leh.












Address

Kulmis
Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirshabelle Leadership Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share