20/07/2025
Hayaan Heritage iyo Creative Village waxaa sharaf u ah in ay kugu casuumaan kulan aqooneed cinwaankiisu yahay 'Ahmiyadda Ilaallinta Goobaha Taariikhiga ah' kaas oo aan diiradda ku saari doonno sara u qaadidda wacyiga dadkeenna ee ku aaddan ilaallinta goobaha taariikhiga ah.
Xogta kulanka
Taariikhda: 21-07-2025
Saacadda: 04:00PM Xilliga Geeska Soomaalida
Goobta: Creative Village - Dhabarka Dambe ee Hotel Wehliye
Mahadsanidiin