Minbar Initiative

Minbar Initiative Igniting a civic discourse towards participatory, democratic and inclusive Somalia and beyond.

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Al Adha🌙...
26/05/2026

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Al Adha🌙 💛

Ciid WanaagsanDhammaan ummadda Soomaaliyeed iyoMuslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeyneynaamunaasabadda barakaysan.
19/03/2026

Ciid Wanaagsan

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo
Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeyneynaa
munaasabadda barakaysan.

Ramadaan Mubaraak dhamaan umada muslimiinta ah garaa ahaan umadeena Soomaaliyeed meel walba aad joogtaan. Allaha naga wa...
17/02/2026

Ramadaan Mubaraak dhamaan umada muslimiinta ah garaa ahaan umadeena Soomaaliyeed meel walba aad joogtaan. Allaha naga wada dhigo kuwii ka faa'ideysta bishaan barakeysan.
_____________________________________________

Wishing you all a blessed Ramadan Mubrak. This is a month of forgiveness, charity and supporting to those who in indeed.


Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku martiqaadno dood kale oo barteenna XSpaceku martigelin doono oo ku saabsan Aqoonsiga...
08/01/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku martiqaadno dood kale oo barteenna XSpaceku martigelin doono oo ku saabsan Aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland. Waxaa marti innoogu ah khubaro aqoon duruqsan u leh dooda labadda dhinac.

Dooda waxey bilbaan doontaa 9pm saacada Mogadishu.

Fadlan Nagu soo biir:https://x.com/i/spaces/1ynKOMqRvEAJR?s=20
—————————————————

We are delighted to invite you to another X Space debate on the costs and implications of Israel’s recognition of Somaliland.

Our panelists include Larry André, a former U.S. Ambassador to Somalia, Dr.Shaiel Ben-Ephraim Researcher and Abdi Aynte former Minister of Planning and International Cooperation

Tune in tomorrow at 9 pm East Africa Time.

Minbar wishes you a wonderful year! Here's to a great 2026!
01/01/2026

Minbar wishes you a wonderful year! Here's to a great 2026!

29/12/2025

Kaalin maku leeyahay Maraykanku wadahadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland?

27/12/2025

"Soomaaliya waxa ay ku taalaa marin muhiim u ah Ganacsiga geeska Africa" -Abdulsalam Hadliye

25/12/2025

Maxay ku kala duwan yihiin, Fan & Suugaan?

23/12/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: Siyaasada, waxa aan laga wada hadlin, heshiis laguma aha.

21/12/2025

Yey tahay in laga ilaaliyo Guddiga Doorashada Madaxabannaan, yaase ka shaqayn kara?
Prof. Jawaari AUN

16/12/2025

Xirfadaha ugu muhiimsan ee looga baahan yahay qofka shaqo doonka ah.

Address

OFF BANADIR Road, OPPO PIZZA HOUSE, BLOCK 09
Hodan

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Minbar Initiative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share