RAAD

RAAD Raad For Reality is a platform for somalis to express their views, submit ideas, and share their experiences in the quest of peace, progress, and innovation.

It’s a Non-Government Organization based in Mogadisho.

19/01/2026

Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish 00 lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco, Ethiopia, Syria lyo Tanzania.

In ka badan 30 dagaallame oo AS ah ayaa lagu dilay hawlgal wadajir ah oo ay ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika...
15/01/2026

In ka badan 30 dagaallame oo AS ah ayaa lagu dilay hawlgal wadajir ah oo ay ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ka fuliyeen Shabeellaha Hoose sida ay sheegeen Holwgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya(AUSSOM).

14/01/2026

Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraad dabiici ah, istiraatiijiyad juqraafiyeed iyo awood bulsho oo weli aan si buuxda looga faa’iidaysan.

Video-gan waxaad ku daawan doontaan aragti qoto dheer oo ku saabsan fursadaha maalgashi, isdhexgalka gobolka iyo kaalinta ay Soomaaliya ka qaadan karto dhaqaalaha kan gobolka iyo kan caalamka.

Muqdisho, (RAAD FOR REALITY) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah oo xalay ka ...
13/01/2026

Muqdisho, (RAAD FOR REALITY) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah oo xalay ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe in lagu dilay 17 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, laguna burburiyay hub iyo gaadiid ay kooxdu adeegsan jirtay.

Bayaanka wasaaradda oo la soo saaray Talaadadan ayaa lagu sheegay in hawlgalkan lagu fuliyay iskaashi lala yeeshay saaxiibbada caalamiga ah, isla markaana lagu bartilmaameedsaday deegaanka Jabad Godone, halkaas oo sida la sheegay ay Al-Shabaab ku lahaayeen xarun ay ku qorsheyn jireen weerarro ka dhan ah dadka rayidka ah.

"Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay Khawaarijtu (Alshabaab) ka abaabuli jireen falal argagixiso, gaar ahaan qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka, waxaana howlgalkaas lagu khaarajiyay 17 dhagarqabe oo ka tirsanaa argagixisada, sidoo kale waxaa howlgalka lagu burburiyay gabi ahaan hubkii iyo gaadiidkii ay Khawaarijtu u adeegsan jirtay falalkooda guracan" ayaa lagu yiri bayaanka Wasaaradda Gaashaandhigga.

π€π°π¨π¨πππš 𝐊𝐚 π€ππ€πšπšπ­πšπ² π€π«π πšπ πšπ±π’π¬πšππš!Beesha π—πšπ°πšπšππ₯𝐞 waxay muujisay geesinimo, midnimo, iyo karti aan la iska indho tiri kar...
19/05/2025

π€π°π¨π¨πππš 𝐊𝐚 π€ππ€πšπšπ­πšπ² π€π«π πšπ πšπ±π’π¬πšππš!

Beesha π—πšπ°πšπšππ₯𝐞 waxay muujisay geesinimo, midnimo, iyo karti aan la iska indho tiri karin. Ma ahan kaliya guul ciidan waa guul qaran, waa digniin cad oo fariin u direyso argagaxisada.

12 Abriil 1960, markii la aasaasay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, waa taariikh aan la illoobi doonin. Maanta, waxaan...
12/04/2025

12 Abriil 1960, markii la aasaasay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, waa taariikh aan la illoobi doonin.

Maanta, waxaan hambalyeynaynaa CXDS iyo furimaha dagaalka tagan ee halganka iyo jihaadka, kuwaas oo muujinaya midnimada iyo geesinimada shacabka Soomaaliyeed.

Halgankooda iyo naf-hurnimadooda waa tiir dhismeed mustaqbalka ifaya. Ilaahay ha idinka dhigo ulul-adayg, hana idin siiyo guul iyo horumar joogto ah.

Dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxaan idinkugu hambalyeynaynaa maalmahan Ciida.𝐂𝐒𝐒𝐝 𝐰...
29/03/2025

Dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxaan idinkugu hambalyeynaynaa maalmahan Ciida.

𝐂𝐒𝐒𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!

Afur Wanaagsan dhamaan umada soomaliyeed.
01/03/2025

Afur Wanaagsan dhamaan umada soomaliyeed.

Address

Hodan
Hodan

Telephone

+252612730005

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to RAAD:

Share