Ururka Dhalinyarada Bajeela

Ururka Dhalinyarada Bajeela Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Dhalinyarada Bajeela, Community Organization, hobyo, Hobyo.

15/03/2026

Gudoomiyaha deg Bajeela
A/risaaq shuuke Abshir
Ayaa umahad celiyey gudiga ciidsiinta agoomada gobalka mudug.

Oo manta deganka ku cidsiiyay agoomaii aaba ayaa shood ku shihiideen ladagaalanka As.

Godoomiya ayaayiri ciidsiinta agoomada waxay nagu dhiiri galinaysaa inaan iska difacno cadawga kusoo duulay dadka ;dalka iyo dinta .

25/11/2025

Ustad said abdi oo ka mid ah dhalinyarada deegaan

Waxna kadhiga Bajeela primary sacondary school

Ayaa deegaan kusoo kordhiyay dayactirka Talefanada oo baahiweena looqabay

Ururka Dhalinyarada Bajeela h

Munaasibada maalinta macalinka soomaaliyeed 21 november 2025Macalinku waa barbaariyaha madaxda berriHanbalyo hanbalyo dh...
22/11/2025

Munaasibada maalinta macalinka soomaaliyeed 21 november 2025

Macalinku waa barbaariyaha madaxda berri

Hanbalyo hanbalyo dhammaan macalimiinta soomaliyed

Gaar ahaan macaliminta
bajeela primary and secondary school

Waxaa halkaan Hambalyo kaga dirayaa Cabdulaahi Cabdi Xasan Khayre oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Magaaladda Halga...
14/10/2025

Waxaa halkaan Hambalyo kaga dirayaa Cabdulaahi Cabdi Xasan Khayre oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Magaaladda Halganka koonfurta Gobolka Mudug ee Bajeela.

Cabdulaahi Cabdi Xasan oo ah nin dhalinyaro ah firfircoon karti iyo Dabeecad wanaagsan ayaa Culimadda iyo bulshada Deegaanka Bajeela u garteen inuu yahay nin masuuliyaddaas ka bixi kara.

Magaalada Bajeela ayaa Caan ku ah halgan iyo bulsho wadajirta taasoo ay kaalinta koowaad kaga jirto difaaca Dalka iyo la-dagaalanka khawaarijta.

Haflada qalin jabinta dufcadii  5ªªḍ ee Fasalka 8ªªd 2024/25 Bajeela primary/Secondary School
01/10/2025

Haflada qalin jabinta dufcadii 5ªªḍ ee Fasalka 8ªªd 2024/25
Bajeela primary/Secondary School

Please subscribe ku cimaamad
22/09/2025

Please subscribe ku cimaamad

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

07/09/2025

Nabiga ku sali ?
scw scw scw scw csw

HAMBALYO AROOS 🌹 ❤️ 💍  Waa Hamiinkii:   Ali Mahad iyo  farhaan Abdullahiاللهم بـــارك لهما وبـــارك عليهما واجمــــع بين...
30/08/2025

HAMBALYO AROOS 🌹 ❤️ 💍

Waa Hamiinkii: Ali Mahad iyo farhaan Abdullahi

اللهم بـــارك لهما وبـــارك عليهما واجمــــع بينهما في خــــــــير
واغنهما بحلالك عن حرامــــــــــك وهب لهما الذريـة الصالحـــة

Hampalyo  hampalyo dhaman Ardayda f8  ee galmudug sigaara  ardayda Bajeelaad hampalyo  juhdiga iyo didalka aad bixseen m...
25/08/2025

Hampalyo hampalyo dhaman Ardayda f8 ee galmudug
sigaara ardayda Bajeelaad hampalyo
juhdiga iyo didalka aad bixseen mirihiisa mantaa hesheen halkaa kasii wada didalka
I.a wad guulaysnaysiine.

Said Abdi Adan

Hampayo hampalyo Ururka Dhalinyarada Bajeela Waxay  hampayo udirayaan Dhamal Ardayda manata ku guulaysatay Imtixaanka sh...
24/08/2025

Hampayo hampalyo

Ururka Dhalinyarada Bajeela
Waxay hampayo udirayaan
Dhamal Ardayda manata ku guulaysatay
Imtixaanka shahaadigaa dugsiga sare F4
Gaar ahaan dhalinyarada degmada Bajeela

Halkaa kasiiwada didalkiina.
Waxan rajaynayna inaa cilmiga aad baraten ku anfici dontaan degankiina, dadkiina iyo Naftiinaba

azeyr zalaad
Abdi Adan
azeyr zalaad
daahir maxamed
abdi cagane
maxamed shuuke

i.a guulaysta

Said Abdi Adan

Hampalyo Hampalyo Xafada CeelashaXogweynta X. Ceelasha Ayaa ku gulaysatay koobkii Xafadaha ee ka socday degmada BajeelaX...
16/08/2025

Hampalyo Hampalyo Xafada Ceelasha

Xogweynta X. Ceelasha Ayaa ku gulaysatay
koobkii Xafadaha ee ka socday degmada Bajeela
Xogweynta Ayaa kabaha ladulmaray dhigeeda Garsoor.

Kobkaan ayaa soo bilowday 2/8/2025 waxuuna soo dhamday 15/8/2025

Xafadaha ku lolamayay aya waxay kala ahayen
X.Holwadag ,X.Alfasiino, X.Garsoor iyo Xafada kobka qaday ee Ceelasha

Said Abdi Adan

13/08/2025

Gudoomiyaha deganka Bajeela Cabdi Shuuke "Ayaa Rer ceeldibir ku yiri bani Aadanku wuu qaldamaa haduu Gudoomiye Mahadi Seefle. qalad ka dhaco yaa darbiyada lagu xamane intii loo yimaado qaladkiisa haloo sheego

Said Abdi Adan

Address

Hobyo
Hobyo

Telephone

+252613329777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalinyarada Bajeela posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Dhalinyarada Bajeela:

Share