Dhamal Foundation

Dhamal Foundation waxan ah dhalinyaro jecal wadaniyada iyo horumarka umada, kana soo horjeeda musuqa iyo siyaasada ku dhisan dhaqa ka qabyaalada.

24/01/2024

ha degdegine dabinada iska eega SULDAAN sabayse iyo Muse biixi cid aya la joogana ma jirtee "DHEGALAA WAX MAQAL" warba iga dhan.

24/01/2024

ictiraafku ma kiraa markaa anaga yaab aragnaya.

14/01/2024

SLNTV somaliland national TV, Muxu qabtaa talow umada somaliland ha uu faahfaahiyaan heshiiska ethiopian laga keenaya (dhulku iib mahaa)

14/01/2024

QORMADA 001
Dalkani iib mahaa

Somali reer hargeysa ugu badowsan ugana caqli xun waan dad wada LOCAL ah laba sababood darteed.

1. waxay ka kooban yihin laba qaybood oo kale ah
a. cadowga gudaha
b. Oramada gudaha
2. waxay hal maalin am habeen muujin la yihin dantaa reer somaliland ee ayay caasimadooda sheeganayna

ethiopian somaliland dan uguma jirto inaya saldhig milateri ka sameysato, xidhiidhka kaliya ee ina dhex mari karaa ethiopianka waxa weeye (mid ganacsi iyo mid siyaasi ah laakin inama dhexmari karo mid saldhiga laga sameynayo somaliland sababo badan awgood.

la soco qaybaha dambe iyo sababaha.

Alfa Mabruuk Hambalyo Meher Wacan  Waxaan hambalyo Aan lasoo koobi karayn hawada u marinayaa boqorka iyo boqoradda Gamal...
22/08/2023

Alfa Mabruuk
Hambalyo Meher Wacan Waxaan
hambalyo Aan lasoo koobi karayn
hawada u marinayaa
boqorka iyo boqoradda
Gamal Ali Mahamed And His wife oo Maalinta Arbacada
Ka Dhici Doon Hargeisa Allah Ha isku Barakeeyo
Ameeeen Ameeeen Ameeeen Ameeeeen

Address

Hargiesa
Hargiesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamal Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhamal Foundation:

Share