Caa'isha ( meeting universities)

Caa'isha ( meeting universities) الحمد الله دائما وابدا

Aisha Islamic & Development Center
For Women By Women
Haweenbaa Haweenka Ugu Talogalay

*Aisha Islamic & Development Center Waa kulano
ama is aragyo ay dumar sameeyeen uguna talo
galeen dumarka si loo daboolo baahida hada
taagan ee ah sidii loo heli lahaa goobo dumarka
dhalinyaroda ahi firkir is waydaarsi iyo isku hiilin cimliyeed
ay iskugu taageri lahaayeen

*kulanadan oo bil kasta dhamaadkeeda laqabto iskuguna jira
wada hadalyo, seminaro iyo dad dibada laga soo casuumo
si ay madasha uga yidhaahdaan kalmad. Waa goob amaan iyo
kalsooni leh oo dumarku isku dhaafsadaan iskana wacyi galiyaan arimaha diinta, waxbarashada, shaqoda, quruxda, guurka iyo wixii la hal maala.

*Bulshadayaduna ka ma maqna maankayaga, AI&DC waxa
ay ka qaybqaadataa in ay garab iyo gargaar isla
bar bar taagto dadka cawimada mutaystay.

10/09/2026
Waa bermenijkeenii qiimaha badanaa multaqa caaisha Waa malin jimce insha allaha ka faaidaysi wanagsan hablahaygii qaalig...
10/09/2026

Waa bermenijkeenii qiimaha badanaa multaqa caaisha Waa malin jimce insha allaha ka faaidaysi wanagsan hablahaygii qaaliga ahaa

Waa markale iyo barnaamijyadeenii waa inoo iyo malinta jimcaha Goobtuna waa  Dhoolayare 1@
06/09/2026

Waa markale iyo barnaamijyadeenii waa inoo iyo malinta jimcaha
Goobtuna waa Dhoolayare 1
@

📢 OGEYSIIS MUHIIM AHAsalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, iyadoo kaashanays...
24/07/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, iyadoo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, waxay si sharaf leh idiinku martiqaadaysaa ka qaybgalka:
Xafladda Daahfurka Barnaamijka Xulka Qurraada (صفوة القراء).
📅 Taariikh: Isniin, 27/07/2026
🕗 Waqtiga: 8:00 Subaxnimo
📍 Goobta: Mansoor Hotel, Hargeysa
Waxa si gaar ah loogu martiqaadayaa culimada, qurraada, macallimiinta Qur'aanka Kariimka ah, masuuliyiinta iyo dhammaan bulshada danaynaysa horumarinta adeegga Qur'aanka Kariimka ah.
Kasoo qaybgal wanaagsan. Soo dhawayntiinnu waa sharaf iyo dhiirrigelin u ah barnaamijkan muhiimka ah.
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL

22/05/2026

Ka faaidaysiga 10 cisho dul hijah

19/05/2026

Kulankeenii malintii dhawayd ka faaidaysi wanagsan

فضيلة الشيخ عبد الباسط الشيخ أحمد

Waa bermenijkeenii qiimaha badanaa multaqa caaisha Waa malin khamiista insha allaha ka faaidaysi wanagsan hablahaygii qa...
13/05/2026

Waa bermenijkeenii qiimaha badanaa multaqa caaisha Waa malin khamiista insha allaha ka faaidaysi wanagsan hablahaygii qaaliga ahaa

Yaan loo kala maqnaan bari insha allaha hablahaygii qaaliga ahaa

Address

00252-634809936
Hargeysa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caa'isha ( meeting universities) posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Caa'isha ( meeting universities):

Shortcuts

Share