Suldaan Janno

Suldaan Janno Suldaanka

Taajir Exchange la so xidhiidh 24 open iyo adeeg hufan oo abaal marin leh
14/05/2024

Taajir Exchange la so xidhiidh 24 open iyo adeeg hufan oo abaal marin leh

Halkaaso kale qaranku siduu odhan jiray k*k
06/05/2024

Halkaaso kale qaranku siduu odhan jiray k*k

Halkaasoo kale Qaranku siduu odhan jiray

Firdhiyow yey ka firdhin😀🙋👇

02/05/2024

Wllhi xili ay noqotaba waan is huranahay dhulbahante lkn hadii uu dagaal caadi u bilaamo ma kula tahay kuwa hargaysa ku raxaysansyaa inay jogi?

“Aduunyadu Waa Danleey Dadna Way Sirtaa Dadna Way Lugooysaa Aniga Ninka Ay Sirayso Ma Ihi Xaaskaygu Iyadoo 7 Xabadood Ay...
30/04/2024

“Aduunyadu Waa Danleey Dadna Way Sirtaa Dadna Way Lugooysaa Aniga Ninka Ay Sirayso Ma Ihi Xaaskaygu Iyadoo 7 Xabadood Ay Caloosha Iigaga Dhacday Ayay Dadkii Dhiiga Ii Shubi Lahaa Ayay Ii Soo Tuugtay Markaa Ciyaaar Kagama Tagayo Hadaan Si Kasto Hanti U Yeesho”Shamuuri.

Sidee U Aragtaa ?

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo Jaamac Adan Cumar oo lo magacabay agsimaha Gadiidka logistics xilkaa alle ha kugu as...
25/04/2024

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo Jaamac Adan Cumar oo lo magacabay agsimaha Gadiidka logistics xilkaa alle ha kugu asturo

23/04/2024

Aduunyadan nin ragi aamusee
Nacasku aab sheegtay
Aduunyadan iswada eersatee
Eedu tiro beeshay
Aduunyadan islaamkii
Wacnaa laga il roonaday
Aduunyadan iblayskiyo
Kufrigu amar kutaagleyo
Aayaadka diintiyo kufriga
Alif markaan baadhay
Waa aakhu sabankii malaa
Say u eegtahaye
Ayaamaa ka hadhay suurta
Iyo malag afuufkiiye
Ashahaada ruuxii cuskaday
Wuu amaan galiye
Arin xumo abaar iyo kadaran
Dhib iyo aafaade
Arxan baanu kaa tuugaynaa
Waad na aragtaaye
Allahayow albaabadii samaha
Noo wada fur kuu ergaan ahaye

22/04/2024
22/04/2024

Doorashadii lagu dawakhay wa la go.aamayaye dawaakhaad kale miyay hadhay talaw?

Ma aar libaax ba laysku doonta joga gotii Wad Durduuran lahayd ceelkii dodable wadaanba ma daranban maqlay duudi sacad y...
18/03/2024

Ma aar libaax ba laysku doonta joga gotii

Wad Durduuran lahayd ceelkii dodable wadaanba ma daranban maqlay duudi sacad yonise mala aniga walane dhulbahante aad yar kuma cabeene mala dadkaan aqaanay baa ka dhamaaday dunida idilkeede
Mala h yoonis tan aqaanayban joogin dunida guudkede
Ma kaftami karo intuu xaal sidan yahaye jawaaban ka sugaya duudii sacad yoonise?
Midna waa iga dardaaran ee galiya laabtiina guud ahaanba wan so gurman lahaa hadii laysdaro seefta
madaw baanka dhigi lahaa sidii laygu yaqaane ka Gadha ayaa la odhan lahaa islamkowe
Midna waa dhulbahante iga gaadhsiya

Waxan ahay nikii looga durkay dagaladiiniye mala wa dhimantii waxan ahay nikii idin damiinte
madani baa idin ka dhigay meelkasta joogte waba kibirteen sidan u soomey waagiiye
Ma aar libaax ba laysku toosiya hurda kayntiisa
Malagu ninu hayaaba so gala kaynta libaaxe itaalkaagu waxu ku jaro ayaad leedahay jawab dhawe
Ma dhumaylaysto anigu waxan ahay libaaxe iskukay toosisaye hadaba yaa iseexin waa yaabe intaasi wa dhulbahante dodoble warkii

Taliyaha ciidanka Police Genaraal maxamed adan saqadhi Maxamuud welcome alle cimriga iyo cafimaadka ha ku dheereyo insha...
14/02/2024

Taliyaha ciidanka Police Genaraal maxamed adan saqadhi Maxamuud welcome alle cimriga iyo cafimaadka ha ku dheereyo insha allah

Address

Suldaan Ex-generaal
Hargeysa

Telephone

634085579

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan Janno posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Suldaan Janno:

Share