19/02/2026
Ramadaan wanaagsan!
Waxan la kulmay hooyadan oo gidaar ku iibinaysa Daased xabuub ah, waxay tidhi dadka wax iga iibsanaya Waan u badiya si ay iiga iibsadan ana aan u helo lacagti layga sugayey ee aan kulaso wareegay daaseda.
Waa hooyo waayeel ah waxay haysata laba hablood oo mid ay ka xanuunsanayso intan bay kasoo saarta daawadeeda bil kasta.
Insha allaah waa bil barakaaysan
Halkan igala qayb qaata oo ku booba qayrka. waxan donaya inaan sacado kooban ku bedelo ganacsigeeda.
+252638888481 /658888481
Hibo Foundation