Halbeeg Organization

Halbeeg Organization HALBEEG is committed to improve the livelihood of communities in Somaliland.

Ururka samafalka halbeeg.org oo abaalmarin lacageed gudoonsiiyay arday dadaashay oo natiijo fiican ka keenay imtixaan ay...
27/10/2025

Ururka samafalka halbeeg.org oo abaalmarin lacageed gudoonsiiyay arday dadaashay oo natiijo fiican ka keenay imtixaan ay galeen.
قدّمت منظمة Halbeeg.org الخيرية جائزةً ماليةً لطالبةٍ مجتهدة حققت نتائج ممتازة في الامتحان الذي شاركت فيه.
The humanitarian organization Halbeeg.org awarded a cash prize to a hardworking student who achieved excellent results in the exam they took.

Ururka samafalka wadaniga ee halbeeg.org ayaa ciyaar kubadda cagta ah u qabtay qaar ka mid ah dugsiyada dalka gaar ahaan...
25/10/2025

Ururka samafalka wadaniga ee halbeeg.org ayaa ciyaar kubadda cagta ah u qabtay qaar ka mid ah dugsiyada dalka gaar ahaan gobolka awdal ee Borama.
المنظمة الخيرية الوطنية Halbeeg.org نظمت مباراة لكرة القدم لعددٍ من مدارس البلاد، وخاصة في إقليم أودال بمدينة بورما.

The national charity organization Halbeeg.org organized a football match for some schools in the country, particularly in Borama, Awdal region.

Ururka halbeeg ay tartan ciyaareed u qabtay qaar ka mid ah dugsiyada dhexe ee magaalada Borama."نظمت المنظمة مسابقة رياض...
05/10/2025

Ururka halbeeg ay tartan ciyaareed u qabtay qaar ka mid ah dugsiyada dhexe ee magaalada Borama.
"نظمت المنظمة مسابقة رياضية لبعض المدارس لبعض المدارس المتوسطة في مدينة Borama.
"The organization held a sports competition for some of the middle schools in the city of Borama."

Mas'uuliyiinta ururka Halbeeg.org oo abaalmarin gudoonsiiyay arday kaalmaha h**e ka gashay natiijada imtixaankii shahaad...
24/08/2025

Mas'uuliyiinta ururka Halbeeg.org oo abaalmarin gudoonsiiyay arday kaalmaha h**e ka gashay natiijada imtixaankii shahaadiga ee fasalada dhexe ee dalka.
قام مسؤولو منظمة Halbeeg.org بتقديم الجوائز للطلاب الذين احتلوا المركز الأول في نتائج امتحانات الشهادة المتوسطة في البلاد.
Officials of the Halbeeg.org organization presented awards to students who ranked first in the country's middle school certificate exam results.

Ururka Halbeeg.org oo farxada kala qayb qaatay arday abaalmarin lagu siiyay imtixaan ay galeen oo mid ka mid ah dugsiyad...
16/08/2025

Ururka Halbeeg.org oo farxada kala qayb qaatay arday abaalmarin lagu siiyay imtixaan ay galeen oo mid ka mid ah dugsiyada dalku qabteen.
Halbeeg.org شاركت منظمة
فرحة أحد الطلاب الذي حصل على جائزة لأدائه في امتحان عقدته إحدى مدارس البلاد
The Halbeeg.org organization shared the joy of a student who was awarded a prize for their performance in an exam held by one of the country's schools.

Ururka samafalka wadaniga ee Halbeeg.org oo deeq waxbarasho oo bilaasha ah siiyay sideed arday oo wax ka barata mid ka m...
16/08/2025

Ururka samafalka wadaniga ee Halbeeg.org oo deeq waxbarasho oo bilaasha ah siiyay sideed arday oo wax ka barata mid ka mid ah dugsiyada sare ee Gobolka Awdal.
Halbeeg.org قدمت منظمة
الخيرية الوطنية منحًا دراسية مجانية لثمانية طلاب يدرسون في إحدى المدارس الثانوية في منطقة أودال.
The national charity organization Halbeeg.org has provided free scholarships to eight students studying at one of the high schools in Awdal Region.

Ururka samafalka wadaniga ah ee Halbeeg.org oo deeq wabarasho oo bilaash ah siiyay qaar ka mid arday dhigata mid ka mid ...
05/02/2025

Ururka samafalka wadaniga ah ee Halbeeg.org oo deeq wabarasho oo bilaash ah siiyay qaar ka mid arday dhigata mid ka mid ah dugsida dalka!
جمعية خيرية محلية تقدم منحاً دراسية مجانية لبعض الطلاب في إحدى مدارس الدولة!
Alocal charity that has given free scholarships to some of the students in one of the country's schools!

Ururka samafalka ee Halbeeg ayaa maanta abaal marin gudoonsiiyay arday waxbarashada kaalmaha h**e ka galay.قدمت منظمة حل...
22/01/2025

Ururka samafalka ee Halbeeg ayaa maanta abaal marin gudoonsiiyay arday waxbarashada kaalmaha h**e ka galay.
قدمت منظمة حلبج الخيرية اليوم جائزة لطالب كان في التعليم في الماضي.
Halbeeg charity organization today presented an award to a student who has been in education in the past.

Address

Hallane
Hargeisa
00252

Telephone

+252636071916

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halbeeg Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Halbeeg Organization:

Share