Riyo Minorities Development Organization

Riyo Minorities Development Organization Working to protect and promote the rights of minority communities through education, health, economic empowerment, and awareness.

We stand for equality, social cooperation, and the empowerment of women & youth to build sustainable development, peace, and

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘ช๐’Š๐’Š๐’… ๐‘พ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’ โ€Žโ€ŽUrurka Riyo Minorities Development Organization  wuxuu u dirayaa hambalyo diirran dhammaan umm...
19/03/2026

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘ช๐’Š๐’Š๐’… ๐‘พ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’
โ€Ž
โ€ŽUrurka Riyo Minorities Development Organization wuxuu u dirayaa hambalyo diirran dhammaan ummadda Muslimka ah, munaasabadda Ciida awgeed.

Ciiddan kheyrkeeda iyo farxaddeeda Alle ha inoo wada dhigo mid nabad, midnimo iyo barwaaqo ku waarta.

Ururka Riyo Minorities Development Organization R-MIDO Waxa u ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Islaamka bilashada bis...
19/02/2026

Ururka Riyo Minorities Development Organization R-MIDO Waxa u ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Islaamka bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ilaahay ha inaga yeelo kuwii ka faa'iideysta khayrka iyo barakadeeda.

Aamin aamin.

13/02/2026
Cilmi iyo CaddaaladZaki Bade
10/02/2026

Cilmi iyo Caddaalad

Zaki Bade

Cilmi iyo Cadaalad, ๐‘ธ๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ 2๐’‚๐’‚๐’… ๐’†๐’† ๐’”๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’“๐’‚๐’…๐’‚.
09/02/2026

Cilmi iyo Cadaalad, ๐‘ธ๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ 2๐’‚๐’‚๐’… ๐’†๐’† ๐’”๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’“๐’‚๐’…๐’‚.

๐‘ช๐’Š๐’๐’Ž๐’Š ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’…Ururka Riyo Minorities Development Organization  (R-MIDO) ayaa soo qabtay dood cilmiyeed heer sare ah ...
08/02/2026

๐‘ช๐’Š๐’๐’Ž๐’Š ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’…

Ururka Riyo Minorities Development Organization (R-MIDO) ayaa soo qabtay dood cilmiyeed heer sare ah oo lagu soo bandhigay laguna gorfeeyay daraasad ballaaran oo uu diyaariyay ๐‘ซ๐’“. ๐’๐’‚๐’Œ๐’‚๐’“๐’Š๐’† ๐‘จ๐’ƒ๐’…๐’Š ๐‘ฉ๐’‚๐’…๐’† (๐‘ท๐’‰๐‘ซ, ๐‘ซ๐‘ฎ (๐‘ต๐‘ฌ๐‘ช), ๐‘บ๐’๐’„๐’Š๐’๐’๐’๐’ˆ๐’Š๐’”๐’• & ๐‘บ๐’†๐’๐’Š๐’๐’“.

Kulan aqooneedkan waxa uu diiradda saarayay falanqaynta xaaladaha asalka u ah, saamaynta taariikheed ee weli taagan, iyo jid-raacyada suurtagalka ah ee horumar bulsho ee Beelaha Gabooye, iyadoo la adeegsanayo hab-cilmiyeed iyo daliillo la hubo.

Doodda ayaa noqotay madal feker iyo aragti is-dhaafsi leh, halkaas oo lagu cabbiray xaqiiqooyinka jira, lagu adkeeyay baahida wacyigelin joogto ah, laguna soo jeediyay talooyin wax ku ool ah oo lagu gaari karo caddaalad bulsho, is-dhexgal dhab ah, iyo horumar waara.

Zaki Bade .

๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐.Ururka Riyo Minorities Development Organization  (R-MIDO) wuxuu qabanayaa dood cilmiyeed lagu falanqe...
04/02/2026

๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐.

Ururka Riyo Minorities Development Organization (R-MIDO) wuxuu qabanayaa dood cilmiyeed lagu falanqeynayo daraasad qoto dheer oo uu sameeyay ๐ƒ๐ซ. ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ž ๐€๐›๐๐ข ๐๐š๐๐ž (PhD, DG (NEC), Sociologist & Senior Researcher).

Daraasaddan waxay si xeeldheer u iftiimin doontaa sababaha asaasiga ah, raadadka taariikheed, iyo fursadaha horumarka bulsho ee Beelaha Gabooye, iyadoo lagu saleeyay cilmi-baaris iyo falanqayn aqooneed oo dhab ah.

Waxaa la filayaa in dooddu noqoto madal lagu falanqeeyo xaqiiqooyinka jira, lagu dhiirrigeliyo wacyigelin, isla markaana lagu raadiyo xalal wax ku ool ah oo horseeda caddaalad bulsho, is-dhexgal, iyo horumar waara.

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘บ๐’‚๐’๐’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐‘ช๐’–๐’”๐’–๐’ƒUrurka Riyo Minorities Development Organization  (R-MIDO) wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan bulsh...
01/01/2026

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘บ๐’‚๐’๐’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐‘ช๐’–๐’”๐’–๐’ƒ

Ururka Riyo Minorities Development Organization (R-MIDO) wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan bulshada Somaliland munaasabadda Sannadka Cusub. Waxaan rajaynaynaa in sannadkani noqdo mid nabad, horumar iyo fursado cusub u horseeda bulshada.

Sannad Wacan iyo Mustaqbal Wanaagsan.

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ & ๐‘ฉ๐’๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’โ€Žโ€ŽUrurka Riyo Minorities Development Organization  (R-MIDO) wuxuu farxad iyo bogaadin u dirayaa shaca...
27/12/2025

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ & ๐‘ฉ๐’๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’
โ€Ž
โ€ŽUrurka Riyo Minorities Development Organization (R-MIDO) wuxuu farxad iyo bogaadin u dirayaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo hoggaankeeda, munaasabadda aqoonsiga qaranka.
โ€Ž
โ€ŽAqoonsigani wuxuu ka tarjumayaa adkaysiga bulshada, halgan miro-dhal ah, iyo dadaallo ku salaysan nabad, dimuqraadiyad iyo dhismaha dawladnimo waarta. Waa tallaabo taariikhi ah oo kor u qaadaysa rajo cusub, midnimo qaran, iyo mustaqbal ifaya oo ay yeelanayaan jiilasha Somaliland.
โ€Ž
โ€ŽUrurka R-MIDO wuxuu mar walba u taagan yahay taageeridda xaqa, caddaaladda iyo horumarka guud ee bulshada Somaliland.
โ€Ž
โ€ŽHambalyo Guul iyo hormar waara Somaliland.

Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland
24/12/2025

Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Riyo Minorities Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Riyo Minorities Development Organization:

Shortcuts

Share