East Africa Job Center

East Africa Job Center Creating innovative solution and platforms to address some of local and regional most urgent challenges in livelihoods.

"We Believe your Value not Transactions."

From Freetown 🇸🇱 to Mombasa 🇰🇪Waxaanu saaka marlabaad kullan muhiima ku wada qaadanay magaalo xeebeedka Mombasa Agaasima...
11/06/2026

From Freetown 🇸🇱 to Mombasa 🇰🇪

Waxaanu saaka marlabaad kullan muhiima ku wada qaadanay magaalo xeebeedka Mombasa Agaasimaha Guud Ee Kenya School of Government - Mombasa Professor Nura Mohamed, oo aanu h**e ugu kullanay caasimada Freetown Ee dalka Sierra Leone, oo aanu kawada qeyb galnay 3rd Africa High-Level Forum on South-South Cooperation.

Anigga oo ah maamulaha guud Ee xarunta East Africa Job Center waxaan rajeynayaa inuu bayj cusub oo wada shaqeyn ah uu noo bilaabmo Kenya School of Government iyo Xarunta East Africa Job Center.

Waxaan u mahadnaqayaa urur gobaleedka IGAD gaar ahaan machadka hoggaaminta IGAD Leadership Academy, oo sanadkan igu casuumay machadka hoggaaminta IGAD dufcadii 4aad, isla markaana ka shaqeeyay madashan cajiibka ah. Maamulaha guud Ee xarunta Mohamed Farah ayaan sidan yidhi.

Mahadsanidiin

Qeybta warbaahinta iyo xidhiidhka dadweynaha ee xarunta EAJC.

Dhamaan bahda East Africa Job Center waxay noo tahay maalin kale oo taariikhiya. 🔰Maamulaha guud ee xarunta oo ku sugan ...
09/06/2026

Dhamaan bahda East Africa Job Center waxay noo tahay maalin kale oo taariikhiya. 🔰

Maamulaha guud ee xarunta oo ku sugan magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay madal heerkoodu sareyso oo lagu qabtay Kenya School of Government - Mombasa waxaana madashan soo agaasimay machadka hoggaaminta [IGAD IGADLeadership Academy].

Maamulaha xarunta EAJC ayaa kusoo bandhigi doona inta uu socdo madashan hindiseyaal xal waara u noqon kara caqabadaha shaqo la'aanta ee ka jira dalalka xubnaha ka ah Urur Gobaleedka IGAD, iyo guud ahaan qaarada Africa.

Maamulaha xarunta EAJC wuxuu iskaashi iyo xidhiidh wada-shaqeyn u soo bandhigi doonaa machadka hoggaaminta IGAD iyo Kenya School of Government, si aanu iska kaashano dhinacyada kala duwan ee xaruntu ka shaqeyso.

Road to  ,  , and  . In the coming days, East Africa Job Center and Horn Finance Initiative will be part of regional and...
08/06/2026

Road to , , and .

In the coming days, East Africa Job Center and Horn Finance Initiative will be part of regional and continental dialogues on leadership, sustainable development, and governance across Africa.

The journey continues. ✍️

Martiqaad Rasmiya🔰Maamulaha Guud Ee xarunta East Africa Job Center ayaa martiqaad rasmiya ka helay Machadka Hoggaaminta ...
06/06/2026

Martiqaad Rasmiya🔰

Maamulaha Guud Ee xarunta East Africa Job Center ayaa martiqaad rasmiya ka helay Machadka Hoggaaminta Urur Gobaleedka IGAD, halkaas oo uu kaga qeyb gali doono barnaamij heerkiisu sareeyo kana qabsoomi doona dalka Kenya.

Maamulaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Kenya wuxuu la kulmi doonaa xubno ay kamid yihiin maamulka sare Ee IGAD, Bangiga Adduunka, iyo xafiisyo kale. Xarunta ayaa soo badhigaysa hindesayaal xal u noqon kara caqabadaha dhallinyaradda geeska iyo tan qaarada Africa ka heysta shaqo la'aanta.

30/05/2026

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL iyo maamulka sare Ee xarunta East Africa Job Center, ayaa si wadajir ah u soo xidhay tababar socday muddo labba cisho ah kaas oo loo qabtay agaasimayaasha waaxyaha iyo isu-duwayaasha ka hawl gala Wasaaraadda Diinta iyo Awqaafta JSL.

A high-level delegate from East Africa Job Center  attended the 13th World Urban Forum held in Baku, Azerbaijan. The for...
24/05/2026

A high-level delegate from East Africa Job Center attended the 13th World Urban Forum held in Baku, Azerbaijan. The forum brought together global leaders, policymakers, development partners, and private sector stakeholders to discuss sustainable urban development, inclusive cities, youth employment, climate resilience, and innovative solutions for the future of urban communities. The participation of East Africa Job Center highlighted its commitment to advancing youth empowerment, decent jobs, and sustainable development initiatives across the region.

We proud of you Hani Cige and Akram Abdalla

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, iyo xubno kamida maamulka sare Ee xarunta East Africa Job Center,...
16/05/2026

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, iyo xubno kamida maamulka sare Ee xarunta East Africa Job Center, ayaa si wadajir ah u soo xidhay tababar socday muddo labba cisho kaas oo loo qabtay agaasimayaasha waaxyaha iyo isu-duwayaasha ka hawl gala Wasaaraadda Diinta iyo Awqaafta JSL.

Day 2 Group activities.
14/05/2026

Day 2

Group activities.

13/05/2026

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL. Mudane Cabdillaahi Daahir Jaamac ayaa shalay si rasmiya u furay tababar socon doono muddo labba cisho ah oo ciwaankiisuna yahay "Hoggaaminta iyo Hab-maamulka Qumman" kaas oo ay ka faa'ideysan doonaan agaasimayaasha waaxyaha iyo isu-duwayaasha wasaaradda ee dhamaan gobalada dalka. Tababarkan heerkiisu sareeyo waxa fulinaysa xarunta East Africa Job Center

Xarunta East Africa Job Center iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL. Ayaa si wadajir ah u soo agaasimay tababar socon ...
13/05/2026

Xarunta East Africa Job Center iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL. Ayaa si wadajir ah u soo agaasimay tababar socon doono muddo labba cisho ah oo ciwaankiisuna yahay "Hoggaaminta iyo Hab-maamulka Qumman" kaas oo ay ka faa'ideysan doonaan agaasimayaasha waaxyaha iyo isu-duwayaasha wasaaradda ee dhamaan gobalada dalka.

Address

26 June District, Near Omar Hashi Building
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 17:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252634792624

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa Job Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to East Africa Job Center:

Share