Red Sea Mahad’Asse Youth League

Red Sea Mahad’Asse Youth League Raboow Reer saylac baan Nahay.

10/01/2026

Maxadcase Ha is muujiyo ❤️

Maleeshiyaadka Ciise Ee Djibouti laga soo Abaabulayo Waxan ugu Baaqaynaa ilaalinta deriswanaaga iyo Xasiloonida geeska w...
15/11/2025

Maleeshiyaadka Ciise Ee Djibouti laga soo Abaabulayo Waxan ugu Baaqaynaa ilaalinta deriswanaaga iyo Xasiloonida geeska waxanan ogaysiinaynaa in Qaranka Somaliland ku filanyahay difaaca xuduudihiisa iyo Madaxbanaanida dhulkiisa Nin walboo Guban u haysta in Djibouti Ama Diri-dhaba laga xukumo Waxan leenahay ku Biyo cab Guban Waa Somaliland weligeedna way ahaanaysaa cid Aan Gadabuursi ahayni ri gees k**a ridayso Ciisena isaga waayo-arki doona Hadaan Nahay Deegaanka guban mulkiilayaashiisa Furaha u haysta Ee Gadabuursi ABTIYAAL DHUL INAGA DHEXEEYAA HADUU JIRO WAA DJIBOUTI IYADAANAN KU WADA HADLI DOONAA OO ISKUGU IMANAYNAAYE MEEL ADAG KU DHIGTA.

Allah Mahad leh

Hambalyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Ee Boorama Ayaa loo Magacaabay CUMAR CABDILLAHI AADAN ( HAROOSH ) Allah ha ku ...
25/10/2025

Hambalyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Ee Boorama Ayaa loo Magacaabay CUMAR CABDILLAHI AADAN ( HAROOSH ) Allah ha ku Asturo Xilka loo Idmaday. Hambalyo Xoghaye 👏

 : Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon.Ref: Mohamed Yusuf Bakay...
24/10/2025

: Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Ref: Mohamed Yusuf Bakayle

Ceeb Wasiir
23/10/2025

Ceeb Wasiir

Waxaa Ceeb ah in Wasiirka Arimaha dibadda JSL Dhalinyaro Jufadiisa Ah ku yidhaahdo “ Maxaa Idinka Galay Arinta Saylac Wa...
21/10/2025

Waxaa Ceeb ah in Wasiirka Arimaha dibadda JSL Dhalinyaro Jufadiisa Ah ku yidhaahdo

“ Maxaa Idinka Galay Arinta Saylac Waxay khusaysaa Maxad-case inagu Hadaan Habar-cafaan nahay waa inaan raacno danaheenna Kana shaqayno Sidaynu doorashada Danbe SOMALILAND Madaxwayne ku xigeen uga noqon lahayn”

Waan Ka Xunnahay inuu wasiirku Tolka Gadabuursi kala jebiyo waxanan Qabaa In Sidii Wasiiradda MC loo Dhaliilay Oo kale isna Loogu sheego Khaladkiisa iyo kala Qaybinta uu dhalinyaradda dhulkooga difaacaya la dhex yimid.

FOR IMMEDIATE RELEASE 20 October 2025THE GADABUURSI TRADITIONAL LEADERSHIPON THE HISTORIC LEGACY OF SAYLAC (ZEILA)(Zeila...
20/10/2025

FOR IMMEDIATE RELEASE
20 October 2025

THE GADABUURSI TRADITIONAL LEADERSHIP
ON THE HISTORIC LEGACY OF SAYLAC (ZEILA)

(Zeila), Horn of Africa — The traditional elders and custodians of the Gadabuursi nation hereby issue an official cultural statement reaffirming the historic, spiritual, and intellectual legacy of Saylac, one of the oldest centers of Islamic scholarship and Somali civilization.

For centuries, Saylac has stood as a sanctuary of faith, diplomacy, and maritime prestige. From this historic port city emerged generations of scholars, jurists, and cultural leaders — many of Gadabuursi heritage — who contributed to the advancement of peace, trade, and Islamic learning across the Horn of Africa and beyond.

“Our forefathers did not merely inherit Saylac — they shaped it,” the elders affirm.

“ They safeguarded its order through xeer Somali (customary law), “ NOT XEER-CIISE ” strengthened its scholarly institutions, and upheld its reputation as a beacon of justice, dignity, and inter-clan harmony.”

The Gadabuursi traditional leadership emphasizes that Saylac is not a relic of the past, but a living emblem of cultural sovereignty, identity, and intergenerational responsibility.

Its memory is preserved not through nostalgia, but through honor, stewardship, and rightful recognition.
“Saylac shall never be forgotten,” the statement concludes.

“It will endure as a testament to Gadabuursi wisdom, cultural duty, and ancestral legitimacy — for all time and for all generations.”

by: The Gadabuursi Elders & Custodians of Heritage
(Zaila — Republic of Somaliland )

inquiries:
[email protected].

We stand with Afars against Issa Clan expansionism Agendas In Ethiopia 🇪🇹
15/10/2025

We stand with Afars against Issa Clan expansionism Agendas In Ethiopia 🇪🇹

Deg-deg:  , Siday Tibaaxayaan Xogo lagu Kalsoonyahay Ayaa Muujinaya in Xukuumadda Ciro iyo Kaligii Taliska Djibouti ku h...
12/10/2025

Deg-deg: , Siday Tibaaxayaan Xogo lagu Kalsoonyahay Ayaa Muujinaya in Xukuumadda Ciro iyo Kaligii Taliska Djibouti ku heshiiyeen in Gobolka Salal loo Gacan Geliyo Maamulka Macangaga ah Ee Ismaaciil Cumar Geelle Xeer- Ciisena Yahay Markarsiiyo lagu Fulinaayo Qorshahaasi Dhagarta iyo Dhabar-Jabka ku Ah Qaranimadda iyo Madax Banaanida Dhuleed Ee Jamhuuridda Somaliland Waxaa Kale Oo intaas dheer Loolan Siyaasadeed Oo Beesha Habar-jeclo Ka waddo Gobolka Awdal Waxana Soo If- Baxaya Tartan ka dhexeeya Mr. Xaashi iyo Mr. Xirsi.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Red Sea Mahad’Asse Youth League posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share