07/12/2025
November.
Gudida Sanduuqa Danyar kaab Waxay Caawimaad Gaadhsiisay Qoys danyar ah.
Waxaanu Halkan uga Ducaynayaa Dhammaan Dadkii Muxsiniinta ahaa ee La Baxay Sadaqan.
Ilaahay Swt Halkaas kasoo Saarteen Wax kharqaba Ha idiinku Badalo Dhammaantiin.