CARIS Initiative

CARIS Initiative With passion, innovation, and impact at its core, CARIS works to inspire

CARIS Initiative is a dynamic youth-led NGO committed to empowering young people, strengthening community engagement, and driving sustainable development across Somaliland.

EMPLOYABILITY SKILLS TRAINING | GOLLIS UNIVERSITY Γ— CARIS INITIATIVEGollis University, through the College of Management...
06/10/2026

EMPLOYABILITY SKILLS TRAINING | GOLLIS UNIVERSITY Γ— CARIS INITIATIVE

Gollis University, through the College of Management Science, Business and Economics, in collaboration with CARIS Initiative, is organizing a one-month Employability Skills Training Program to be held every Thursday at the GU Main Campus.

The training will focus on developing essential workplace skills, leadership, communication, career readiness, job search strategies, and professional development to help participants prepare for employment and future career opportunities.

πŸ“… Duration: One Month
πŸ—“οΈ Schedule: Every Thursday
πŸ“ Venue: Gollis University Main Campus
🀝 Organizers: Gollis University & CARIS Initiative

The program aims to empower participants with the practical skills, knowledge, and confidence needed to succeed in the workplace and build a brighter professional future.

Gollis University Γ— CARIS Initiative
Learning β€’ Innovation β€’ Character β€’ Empowerment

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH – CARIS INITIATIVEWaxaan si rasmi ah u shaacinaynaa in barnaamijkii Career Guidance ee aan h**e u q...
06/09/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH – CARIS INITIATIVE

Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa in barnaamijkii Career Guidance ee aan h**e u qorshaynay uu berri qabsoomayo. πŸŽ“βœ¨

πŸ“… Isniin, 7 Sebtembar 2026
⏰ 4:00 Galabnimo
πŸ“ SONYO Hall, Hargeysa

Barnaamijku wuxuu diiradda saarayaa hagidda ardayda iyo dhalinyarada, si ay u fahmaan awoodahooda, u doortaan takhasuska ku habboon, una qorsheystaan mustaqbalkooda.

πŸ’™ Ha seegin fursaddan muhiimka ah β€” mustaqbalkaaga maanta qorshee!

Your Future, Your Choice. πŸš€
CARIS Initiative | Learn β€’ Empower β€’ Advice β€’ Develop

πŸŽ“ CAREER GUIDANCE PROGRAMMAXAAN JAAMACADDA KA BARANAYAA?Sideen u dooran karaa takhasuska igu habboon?CARIS Initiative wa...
20/08/2026

πŸŽ“ CAREER GUIDANCE PROGRAM

MAXAAN JAAMACADDA KA BARANAYAA?
Sideen u dooran karaa takhasuska igu habboon?

CARIS Initiative waxay qabanaysaa Career Guidance Program oo socon doona 1 maalin, kaas oo diiradda lagu saarayo fahamka muhiimadda ay leedahay in qofku doorto takhasus/field ku habboon awooddiisa, xiisihiisa iyo mustaqbalkiisa.

Haddii aad weli ka fikirayso faculty-ga ama takhasuska aad jaamacadda qaadanayso, barnaamijkani waa fursad aad ku heli karto hagitaan iyo faham kaa caawinaya go’aankaaga.

🎯 Is baro. Doorashadaada faham. Mustaqbalkaaga qorshee.

πŸ“Œ Ka qaybgalka waa u furan yahay qof kasta oo danaynaya.

πŸ“ Hadda isdiiwaangeli:
"Isdiiwaangeli Halkan" https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdW2pl0QjMBNU4ZdVU4cmnaSSR6---k_Ro5QdNoDd73ght8Vg/viewform?usp=header

CARIS INITIATIVE
Empowering Youth, Shaping Futures.

πŸ† CARIS Initiative waxay si sharaf leh u soo dhoweynaysaa magacaabista Community Service Award.Aad ayaan ugu faraxsanaha...
14/07/2026

πŸ† CARIS Initiative waxay si sharaf leh u soo dhoweynaysaa magacaabista Community Service Award.

Aad ayaan ugu faraxsanahay in dadaalka iyo adeegga bulshada ee aan muddada dheer u haynay bulshada la aqoonsaday. Tani ma aha oo keliya tartan, balse waa dhiirrigelin noo muujinaysa in shaqada isbeddelka leh ee aan bulshada u wadno ay leedahay qiimo.

Waxaan rajo weyn ka qabnaa inaan ku guuleysanno abaal-marintan, hase yeeshee guusha dhabta ahi waxay noo tahay kalsoonida iyo taageerada bulshada aan u adeegno. Abaal-marintani waxay nagu sii dhiirrigelin doontaa inaan labanlaabno dadaalkayaga ku aaddan horumarinta dhalinyarada, kobcinta bulshada, iyo hirgelinta barnaamijyo saamayn waarta leh.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan taageerayaashayada, saaxiibbadayada, iyo cid kasta oo rumaysan himilada CARIS Initiative.

πŸ’™ Waxaan idinka codsaneynaa codkiinna.

Fadlan guji link-ga hoose oo u codee CARIS Initiative qaybta Community Service Award.

πŸ† https://forms.gle/s349vcRA8qZ9mf6a6

Cod kasta waa dhiirrigelin, cod kasta waa kalsooni, cod kasta wuxuu naga caawinayaa inaan sii wadno adeegga bulshada. Mahadsanidiin! πŸ™
archerment award Somaliland achievement awards
CARIS Initiative

πŸ† Community Service Award
πŸ‘‰ Link-ga hoose ka dhiibo codkaaga Community Service Award.
https://forms.gle/s349vcRA8qZ9mf6a6

πŸ“’ CIVIC EDUCATION WORKSHOP  1-DAYCARIS Initiative  pleased to announce the successful implementation of a Civic Educatio...
10/06/2026

πŸ“’ CIVIC EDUCATION WORKSHOP 1-DAY

CARIS Initiative pleased to announce the successful implementation of a Civic Education Workshop held at SONYO Umbrella Hall, Hargeisa, in collaboration with Somaliland FIRST, on June-9-2026.

The workshop focused on Civic Education, Citizens’ Rights and Responsibilities, and Active Citizenship, with the aim of strengthening civic awareness, promoting democratic values, and encouraging meaningful citizen participation in community and national development.

We extend our sincere appreciation to all participants for their active engagement and valuable contributions. Special thanks go to Somaliland FIRST for their partnership and commitment to promoting civic awareness and youth empowerment.

Together, we continue to build a society that is informed, responsible, and actively engaged in shaping a democratic and prosperous future.

WAR-SAXAAFADEED / KULAN WADA-TASHIπŸ“ Hargeysa, SomalilandπŸ“… 29 April 2026Maamulka Sare ee Ururka dhalinyaradaa ee CARIS In...
29/04/2026

WAR-SAXAAFADEED / KULAN WADA-TASHI

πŸ“ Hargeysa, Somaliland
πŸ“… 29 April 2026

Maamulka Sare ee Ururka dhalinyaradaa ee CARIS Initiative iyo Madaxa Xafiiska La-tallinta Arrimaha Haweenka ee Xarunta Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Salma Sheikh, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Xarunta Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Kulankan ayaa ahaa mid miro-dhal ah oo diiradda lagu saaray is-weydaarsiga hawlaha shaqo ee labada dhinac, qiimaynta habsami u socodka shaqooyinka, iyo sidoo kale xoojinta iskaashiga ku aaddan horumarinta haweenka, korna loogu qaadayo doorkooda hoggaamineed iyo ka-qaybgalka bulshada.

Intii uu kulanku socday, labada dhinac waxay si qoto dheer uga wada hadleen:

Hababka shaqo ee ay u kala shaqeeyaan iyo hawlaha ay fulinayaan,

Caqabadaha jira iyo fursadaha la heli karo,

Iyo sidii si wadajir ah loogu hirgelin lahaa barnaamijyo wax-ku-ool ah oo lagu taageerayo haweenka, gaar ahaan dhinacyada wacyigelinta, ka-qaybgalka bulshada, iyo dhisidda awooddooda.

Ugu dambayn, labada dhinac waxay isla qaateen in la sii xoojiyo wada-shaqaynta, lana dejiyo qorsheyaal wadajir ah oo lagu xaqiijinayo horumar waara, isla markaana la dardargelinayo dadaallada la xiriira arrimaha haweenka.

Kulankan wuxuu ahaa mid horseedaya iskaashi cusub, aragti mideysan, iyo tallaabooyin wax-ku-ool ah oo lagu horumarinayo haweenka Somaliland.

πŸ“Έβœ¨ HOW TO GET EMPLOYED TRAINING – Phase Oneβœ… Day 1 Successfully Completed!Alxamdulillah, maalintii 1aad ee tababarka How...
23/04/2026

πŸ“Έβœ¨ HOW TO GET EMPLOYED TRAINING – Phase One
βœ… Day 1 Successfully Completed!

Alxamdulillah, maalintii 1aad ee tababarka How to Get Employed Training (Phase One) si guul leh ayay u qabsoontay, waxaana si firfircoon uga qaybgalay ardayda Senior-ka BIU (Class of 2026) ee sanadkan qalin-jabinaysa.

Tababarkan waxaa si wadajir ah u fulinaya:
🀝 Beder International University (BIU) & CARIS Initiative

πŸ“š Maalinta 1aad waxa lagu qaatay casharro muhiim ah oo ay ka mid yihiin:
βœ… Introduction & Orientation (fahanka ujeedada tababarka)
βœ… Communication Skills (xirfadaha isgaarsiinta shaqada)
βœ… Job Search Strategies (habka saxda ah ee shaqo raadinta)

πŸ”₯ Maalinta 2aad waxay dhacaysaa:
πŸ“… Khamiista dambe
⏰ 8:00 AM (Subaxnimo)
πŸ“ Beder International University (BIU) – Main Campus

πŸš€ Senior-ka BIU ee sanadkan ka baxaya waa fursad dahabi ah. Ha seegin!

πŸ“Œ Invest in your future β€” Skills Today, Success

πŸŽ“ HOW TO GET EMPLOYED TRAINING (Phase One)πŸ“Œ For BIU Senior / Final Year Students – Class of 2026Beder International Univ...
21/04/2026

πŸŽ“ HOW TO GET EMPLOYED TRAINING (Phase One)
πŸ“Œ For BIU Senior / Final Year Students – Class of 2026

Beder International University (BIU) iyadoo kaashanaysa CARIS Initiative, waxay si wadajir ah u fulinayaan tababarkan muhiimka ah ee loogu talagalay ardayda Senior-ka ah ee sanadkan ka qalin-jabinaysa Jaamacadda Beder International University (BIU).

Tababarkani waa Phase One oo qayb ka ah qorshe ballaadhan oo lagu xoojinayo xirfadaha shaqo raadinta iyo diyaar-garowga suuqa shaqada.

πŸ“š Training Topics:
βœ… CV Writing & Cover Letter
βœ… Interview Skills
βœ… Communication Skills
βœ… AI Usage
βœ… Local Context

πŸ“… Thursday, 23 April 2026
⏰ 8:00 AM (Subaxnimo)
πŸ“ Beder International University (BIU) – Main Campus

πŸš€ Invest in your future!
πŸ”₯ Skills Today, Success Tomorrow!

πŸŒ™ Ciid Mubaarak! ✨Maamulka iyo shaqaalaha CARIS Initiativewaxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan umadda Musl...
19/03/2026

πŸŒ™ Ciid Mubaarak! ✨

Maamulka iyo shaqaalaha CARIS Initiative
waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Somaliland, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu naga aqbalo acmaashii suubbanayd ee aynu soo gudannay bishii Ramadaan,
nagana gaadhsiiyo sannado badan oo nabad, horumar iyo barwaaqo leh.

Farxad ku ciida dhammaantiin! 🀝

08/03/2026

Today, March 8, we proudly celebrate International Women’s Day, a day dedicated to honoring the strength, resilience, and achievements of women around the world.

At CARIS Initiative, we recognize the vital role women play in building strong families, thriving communities, and a better future for all. We remain committed to standing beside women, supporting their rights, amplifying their voices, and creating opportunities that empower them to reach their full potential.

On this special day, we would also like to give special recognition and appreciation to Umalkhayr Heiz Mohamed and Hamda Khadar Daahir, who are dedicated members of the CARIS Initiative Women’s Team, for their commitment and contributions in supporting and empowering women within our community.

Together, we celebrate women today and every day

Happy International Women’s Day – March 8.AccelerateAction

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARIS Initiative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share