27/05/2026
HAYA’DDA NAAFOKAAL
Waxaan dhammaan shacabka Somaliland, bulshada Muslimiinta ah, iyo gaar ahaan bulshada naafada ah ugu hambalyaynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa.
Ciidani ha noqoto mid keenta nabad, caafimaad, midnimo, naxariis, iyo horumar bulsho.
Haayadda Naafokaal waxay mar walba dib u xaqiijinaysaa sida ay uga go’an tahay ka shaqaynta ka mid noqoshada, karaamada, iyo taageerada bulshada naafada ah.
Ciid Mubaarak.