Al-Awn Organization

Al-Awn Organization Humanitarian & development charity serving vulnerable communities through food, education, health, and sustainable support.

Somaliland gudaheeda waxaan idiinku sugnaa si aan khayrka isu weheshano.نحن هنا لأجلكم.. فريقنا في صوماللاند جاهز لخدمتك...
16/05/2026

Somaliland gudaheeda waxaan idiinku sugnaa si aan khayrka isu weheshano.

نحن هنا لأجلكم.. فريقنا في صوماللاند جاهز لخدمتكم وتسهيل وصول صدقاتكم لمستحقيها بكل أمانة. 🤝

📞 +252 63 8888480

Alle wuxuu u naxariistaa kuwa u naxariista makhluuqiisa.الراحمون يرحمهم الرحمن.. اجعل الرحمة عنوان عملك اليوم. ❤️📞 +252 ...
16/05/2026

Alle wuxuu u naxariistaa kuwa u naxariista makhluuqiisa.

الراحمون يرحمهم الرحمن.. اجعل الرحمة عنوان عملك اليوم. ❤️

📞 +252 63 8888480
#صدقة

Waxa aad maanta gacantaada ku bixisid ayaa kuu raacaya.ما قدمته اليوم ملكته، وما أجلته فقدته.. بادر بالمعروف لتجني قطوفه...
15/05/2026

Waxa aad maanta gacantaada ku bixisid ayaa kuu raacaya.

ما قدمته اليوم ملكته، وما أجلته فقدته.. بادر بالمعروف لتجني قطوفه في الدنيا والآخرة. ❤️

📞 +252 63 8888480

Noqo mid loo duceeyo maanta.اجعل عطاءك اليوم سبباً في أن يرتفع اسمك في دعاء شخص محتاج. ✨📞 +252 63 8888480 #صدقة         ...
15/05/2026

Noqo mid loo duceeyo maanta.
اجعل عطاءك اليوم سبباً في أن يرتفع اسمك في دعاء شخص محتاج. ✨

📞 +252 63 8888480
#صدقة

Sadaqadu waa gaashaanka kaa dhowra dhibaatooyinka nolosha.الصدقة حصن حصين، تدفع البلاء وتجلب الرخاء. 🛡️📞 +252 63 8888480...
14/05/2026

Sadaqadu waa gaashaanka kaa dhowra dhibaatooyinka nolosha.

الصدقة حصن حصين، تدفع البلاء وتجلب الرخاء. 🛡️

📞 +252 63 8888480
#صدقة

Ololaha Sha’ira wuxuu kuu fududaynayaa in Udxiyaada loo gowraco si sharci ah, loona gaarsiiyo dadka mudan.عبر حملة شعيرة...
14/05/2026

Ololaha Sha’ira wuxuu kuu fududaynayaa in Udxiyaada loo gowraco si sharci ah, loona gaarsiiyo dadka mudan.

عبر حملة شعيرة.. نذبح أضحيتك وفق الشريعة ونوصلها إلى مستحقيها بأمانة وإخلاص. 🌍

📞 +252 63 8888480
#صدقة

Siiso qof aadan garanayn, si aad ajar uga hesho Alle oo kaliya.تصدق على من لا تعرف.. ليكون أجرك على الله وحده. ✨📞 +252 6...
13/05/2026

Siiso qof aadan garanayn, si aad ajar uga hesho Alle oo kaliya.

تصدق على من لا تعرف.. ليكون أجرك على الله وحده. ✨

📞 +252 63 8888480
#صدقة

Udxiyaadu maaha hilib kaliya, waa gudashada Shacaʻirta Alle.عظم شعائر الله بأضحيتك، وأطعم من لا يجد قوتاً. 🐑📞 +252 63 88...
13/05/2026

Udxiyaadu maaha hilib kaliya, waa gudashada Shacaʻirta Alle.

عظم شعائر الله بأضحيتك، وأطعم من لا يجد قوتاً. 🐑
📞 +252 63 8888480
#صدقة

Wanaagga aad maanta beeratid, barwaaqadeeda ayaad guran doontaa berrito.ما تزرعه من خير اليوم، ستحصده بركة وسرورًا في ال...
12/05/2026

Wanaagga aad maanta beeratid, barwaaqadeeda ayaad guran doontaa berrito.

ما تزرعه من خير اليوم، ستحصده بركة وسرورًا في الغد. 🌾

📞 +252 63 8888480

Camal wanaagsan oo aad maanta samayso ayaa berri kaa farxin doona.عمل صالح تصنعه اليوم، سيكون سبب سرورك في الغد. 📖📞 +252...
12/05/2026

Camal wanaagsan oo aad maanta samayso ayaa berri kaa farxin doona.

عمل صالح تصنعه اليوم، سيكون سبب سرورك في الغد. 📖

📞 +252 63 8888480

Address

North Of Ambassador Hotel, Airport Road
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Awn Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share