Hargeisa Debates

Hargeisa Debates Hargeisa Debates is a platform for open dialogue, bringing together diverse voices.

23/04/2026

Mudnaanta Kartida

Su’aalihii Fatima Cumar la waydiiyay oo dhammaystiran.

22/04/2026

Damaca xooggan ee odayaasha dhaqanku la soo baxeen intii Xukuumaddani jirtay ee weliba taban sidee loo xakamayn karaa, dawladnimadana loo xoojin karaa?

Komishineer h**e
Cabdifataax Ibraahim Shiikh

22/04/2026

Sida ay isaga hor imanayaan dhaqanka iyo nidaamka maanta aynu ku dhaqannaa•

Muna Cabdi Axmed

22/04/2026

Nidaamka casriga ah ama dimuqraaddiga ah iyo nidaamka beelaha ku salaysani ma isqaadan karaan?

Siyaasi Cumar Xasan

21/04/2026

Khatar intee leeg ayay Dimuqraadiyadda Somaliland ku tahay haddii ay xadka ka baxdo faragalinta odayaasha dhaqanku?

Ahmed Sidiq

20/04/2026

Iyada oo marka h**e ba aanay haweenku nidaamka Dawladda metelaad la sheego ku lahayn, marka odayaashu soo farageliyaan oo ay go’aamiyaan cidda la dooranaya samayn intee leeg ayay haweenka ku yeelanaysaa?

Naima Adam

20/04/2026

Iyada oo marka h**e ba aanay haweenku nidaamka Dawladda metelaad la sheego ku lahayn, marka odayaashu soo farageliyaan oo ay go’aamiyaan cidda la dooranaya samayn intee leeg ayay haweenka ku yeelanaysaa?

Mabsuud Mowliid

20/04/2026

Waa maxay saamaynta ka dhalan karta faragelinta odayaasha dhaqanka ee doorashooyinka ama si guud siyaasadda ba?

Komishineer h**e
Cabdifataax Ibraahim Shiikh

19/04/2026

Shano sano doorashadii Mayor Mooge kaddib, Hargaysadii horusocodka u muuqatay ma sheekadii qabiilka ayay dib ugu laabatay?

Xoghaye Siciid Nuur

Hargeisa Dabates waxay galabta qabatay barnaamij ciwaankiisu ahaa “Dhaqanka Mise Dimuqraadiyadda; Mudnaansiinta Dastuurk...
17/04/2026

Hargeisa Dabates waxay galabta qabatay barnaamij ciwaankiisu ahaa “Dhaqanka Mise Dimuqraadiyadda; Mudnaansiinta Dastuurka iyo Dimuqraadiyadda”. Waxa si weyn looga sheekaystay ku milanka odayada dhaqanka ee doorashooyinka Somaliland. Iyada oo si gaar ah looga hadlay Doorashada Mayorka Caasimadda Hargaysa ee maalmahan taagan.

Address

Hargeisa Debates
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Debates posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share