26/05/2026
CIID MUBARAK
Ururka Dhalinyarada Hawl-wadaag wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa awgeed.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha suuban ee tobankii casho ee u dambeeyey, ciidan ciideeda Alle ha inagu gaadhsiiyo caafimaad qab, bashbash iyo barwaaqo.
Hawl-wadaag youth organization