19/12/2024
Ku: Dhaman Cidii xiisaynaysa.
SOLSA waxay qadanaysaa dhalin yaro rag iyo dumar ka kooban oo iskood isku xilqamay (Volunteers),.si garana u bartay Social and Project Management Hadad xisaynayso codsigaga (Hargeisa uun hadad degan tahay ba so codsan kartaa) ku so dir laga bilabo
19 Dec-30/2025
[email protected] ama whatAppka 0633003566.