Dallada Dhalinyarada Dal-kaab

Dallada Dhalinyarada Dal-kaab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dallada Dhalinyarada Dal-kaab, Community Organization, Hargeisa.

Dallada Dhalinyarada Dal-kaab "Waa dallad ay ku midoobeen Dhalinyarada Beesha subeer-Awal" si ay ugu mideeyaan cududooda una abuuraan tallo mideysan oo Dhalin-yaradu wada leedahay Arimo Bulsho ahaan iyo mid siyaasadeedba.

Ogeyiis      Ogeyasiis        OgeysiisDhamaan xubanaha Dallada Dal-kaab dhamaantiin waxa laydin ogeysiinayaa in maanta o...
15/08/2024

Ogeyiis Ogeyasiis Ogeysiis

Dhamaan xubanaha Dallada Dal-kaab dhamaantiin waxa laydin ogeysiinayaa in maanta oo taariikhdu tahay 15/08/2024, uu bilaabmo doono kulankeenii labaad.
Markaa goobtuna tahay xarunta dhaqanka hargeisa , wakhtigana : 04:00 P.M.
in la iskugu iman doono .

Fiiro: Wakhtiga hala ilaaliyo.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dallada Dhalinyarada Dal-kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share