Daljire Qaran JSL

Daljire Qaran JSL Diiwanka Dhaxalreebka Daljire

31/08/2025

Gabiley Iyo Awdal Wacdaro Ayaa Ka Socda Lagu Soo Dhawaynayo Madaxweyne Cabdiraxmaan Iyo Aqoonsigaba.

31/08/2025

Jumca Mubaarak

Jimciyada Abaalmarinta Heer Qaran Ee Somaliland National Awards Prize Waxaa Ay Idiin Soo Gudbinaysaa Suxufigii Qaranka Ugu Mudnaa 2025 Lagusoo Xulay Barnaamijka Sanadlaha Ah Ee QIIME QARAN Maxamed Cabdi Cabdillahi (Maxamed Andar)


Copyright © [email protected]
[email protected]

31/08/2025

Sheekh Cabdilaahi Berberawi Waxaa Barnaamijka QIIME QARAN U Aqoonsaday Sheekha Sanadka Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyada Oo Loo Maray Taageerada Bulshada Oo Ku Mutaystay Mataalada Diimeed Ee Dadkiisa Iyo Dalkiisa Taageerada Dawladiisa , Madaxweynihiisa Iyo Xuduudaha Dalkiisa .

Inaguma Qancin Karaan In Culimada Somalia Kasoo Bu,aysa Kuwaasi Oo Qaarkood Ka Xun Yihiin Horumarkeena , Nabadgalyadeena Iyo Dawladnimadeenu inagoo Ah Dad Muslim Ah.

Inaga Oo 26.June.1960 Ula Tagnay Gobanimadeenii Balse Jiritaankeena Ay Ka Makhruuqayaan Kuwii Culimad Sheeganayay Ee Ay Ahayd Inay Umada Cadaalad Iyo Caqliyad Fayow Ku Carbiyaan.

Culimada Somaliland Waxaanu Leenahay Kaalinta Difaaca Dalkina , Daryeelka Bulshadiina , Taageerada Dawladiina Iyo Nidaamka Kala Dambayneed , Ka Qayb Qaadashada Iyo Horumarinta Danta Guud Waajib Ayaa Idinka Saaran Ee Dalkiina Iyo Dadkiina Idinkoon Cunfi Iyo Qabiil Midna Dugsanaynin Xaqiiqada U Sheega.

Wacdiya Madaxdag Iyo Dawlada Oo Tusmeeya Dariiqii Nabi Muxamed SCW Iyo Saxaabadiisii U Hogaaminayeen , Iyo Daryeelka Dadka Baahiyaha gaarka Ah Qabà iyo kuwa Jilicsan Ee Dalka.

F.G
Colaadihii Iyo Dhiiga Muslimka Marna Taageero Uma Muujinin Balse Kuwii Qaybta Ka Ahaa Waa Culimo laga Qadariyo Deegaanadooda Iyo Somaalida dhexdeedaba.


Copyright © [email protected]

25/08/2025
Inaa li laahi Wa Ina Ilayhi Raajucuun Waa Labeentii Qarankiyo Liibaanayaashii Qarankani  libtiisa Inay Liicdo Diidee Hal...
25/08/2025

Inaa li laahi Wa Ina Ilayhi Raajucuun Waa Labeentii Qarankiyo Liibaanayaashii Qarankani libtiisa Inay Liicdo Diidee Haloo Wada Duceeye Halbeeg Maxamed Siciif Gees.

TACSI

Alle Ha U Naxariisto Halbeeg Pro Maxamed Siciid Gees , Wuxuu Ahaa Masuul Iyo Muwaadin Xariir Ah Oon Xiqdi Iyo Xumaan Lahayn.

Marxuumku wuxuu ahaa Aqoonyahan, Qoraa, Mufakir iyo Halbeeg Qaran Waxaa Barnaamijka QIIME QARAN U Aqoonsaday Halbeegii Qaranka Somaliland Sanadkii 2020.

Waxa uu noqday Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda Xukuumadii Madaxwayne Cigaal waxaan qirayaa inuu ahaa oday talo qabeena

Ilaahay danbigiisi ha dhaafo oo janatul firdowsa haka waraabiyo. Samir iyo iimaan haka siiyo Dhammaan Qoyskii, Ehelka,Qaraabadii iyo guud ahaa Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay.

25/08/2025

Waa Tan Astaanta Somaliland National Assessment Program QIIME QARAN Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Waaka Dhexda U Yaala 34 Sanadood Ayuu Dunsanaa Maanta Se Waxaa Hantay Taariikhdaasi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

25/08/2025

Address

Kodbuur District
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daljire Qaran JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Daljire Qaran JSL:

Share