16/06/2026
Hay'adda iyo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Ceerigaabo ka furay tababar loogu talagalay 54 maamule iyo maamul-ku-xigeen oo ka socda 27 dugsi oo ku yaalla Sanaag iyo Badhan, si loo xoojiyo hoggaaminta dugsiyada loona horumariyo tayada waxbarashada.
HAVOYOCO and the Somaliland Ministry of Education launched a training program in Erigavo for 54 school leaders from 27 schools in Sanaag and Badhan, aimed at strengthening school leadership and improving education quality.