07/12/2025
3 December
International disability day
SRCS Hargeisa REHAB Center
Xuska maalinta caalamiga ah ee dadka baahiyaha gaarka ah leh
International disability day π
3 December2025
SRCS Hargeisa REHAB Center
Waxa qayab muhiim ah ka lahaaa xarunta naafada ururka bisha cas
Agaasime Mohamoud Mohoumad Nour
Admin finance Manager Fardus Abdilahi Elmi
iyo shaqaalaha weynaha xarunta ururka bisha cas
Sannad guuro wacan dhamaan dadka baahiyaha gaarka ah qab β€οΈπ