Urur Ka - Nahaad

Urur Ka - Nahaad 1.1:QODOBKA 1AAD: TILMAANTA NAADIGA:
1) Magaca Naadigu Waa NAHAAD [Naadiga Ambaqaadka horumarinta b) Naadiga Nahaad Wuxuu U Taagan Yahay Horumar.

FAAHFAAHIN KOOBAN:
1) Magaca Naadiga: Naadiga Ambaqaadka horumarinta iyo Adeegsiga
Awoodaha Dhalinyarada. [Nahaad].
2) Yoolka Naadiga: Horumarinta iyo Kobcinta Maskaxda Dhalinyarada iyadoo
La Adeegsanayo Awoodahooda Qarsoon ee Rabaaniga ah Lana Soo Saarayo
Mawaahibtooda.
3) Hal Ku Dhiga Naadiga: “Horumarku waa Halbeegeena”
4) Mabaadi’da Guud ee Naadiga:
a) Naadiga Nahaad Wuxuu U Ta

agan Yahay Midnimada, Horumarka, Nabada
Iyo Hirgelinta Himilooyinka Dhalinyarada somaliland Hiigsaynayso Uguna
Horayso Ka Gudbida Dhibaatooyinka Aafeeyay Mustaqbalkooda sida
Qabyaalada, Tahriibka iyo Maandooriyayaasha. c) Naadigu Wuxuu U Hogaansan Yahay Xeerarka iyo Qawaaniinta Dawlada,
Waxaana ka Reeban Faragalinta Siyaasada. d) Naadiga Nahaad Wuxuu Tixgalin Gaar Ah Siinayaa Dhalinyarada Isagoona
Noqon Doona Madal ay Ku soo Bandhigaan Mawaahiibtooda Ilaaahy Ku
Manaystay. e) Naadiga Waxa Ka Reeban Inuu Ku Salaysnaado Qabiil, Lab ama Dhedig
Kaliya, Ama Habab Kale oo Bulshada Kala Faquuqaya. f) Naadiga Waxaa Loo Maamulayaa Si Waafaqsan Xeerka Naadiga
Islamarkaana aan ka Hor Imanayn Shareecada Islaamka, Iyo Xeerarka dalka.

23/10/2025
Maalgashi badbaado leh oo aduunka oo dhan ah, kana fog shab Khiyaamadaاالإستثمار الآمن علي مستوي العالم بعيدآ عن المواقع...
10/11/2023

Maalgashi badbaado leh oo aduunka oo dhan ah, kana fog shab Khiyaamada

االإستثمار الآمن علي مستوي العالم بعيدآ عن المواقع البونزية وبعيدآ عن اامنصات المتحايلة.
لو انت جيت هنا صدفة او حد دعاك. الف مبروك. انت في المكان الصح.
توصيات صفقات فيوتشر

Address

150 Ka Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00

Telephone

+252634070031

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urur Ka - Nahaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share