SRCS Hargeisa Branch

SRCS Hargeisa Branch Himila deenu waa dhisida Bulsho xoogan oo awood u leh inay la tacaasho wax kasta oo dhibaato keeni kara, kana jawaab bixisa dhibaato kasta oo ku timaada.

TACSIإِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونShaqaalaha iyo Mutadawaciinta Ururka Bisha Cas ee Gobolka Maroodi-Jeex wa...
03/12/2025

TACSI

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون

Shaqaalaha iyo Mutadawaciinta Ururka Bisha Cas ee Gobolka Maroodi-Jeex waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta, caruurta iyo Guddoomiyaha Bisha Cas ee Gobolka Togdheer Khadar Maxamed Cawil, iyagoo ka tacsiyeynaya geerida naxdinta leh ee ku timid Xaaji Cabdi Cawil, oo saaka ku geeriyooday magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisa janno ee Firdowsa ka waraabiyo marxuumka, qoyska, ehellada, qaraabada iyo dhammaan asxaabta uu ka baxayna uu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Allah ha u naxariisto, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Aamiin.

SRCS Volunteers
14/08/2025

SRCS Volunteers

13/08/2025

Himila deenu waa dhisida Bulsho xoogan oo awood u leh inay la tacaasho wax kasta oo dhibaato keeni kara, kana jawaab bixisa dhibaato kasta oo ku timaada.

Address

Opposite Tima Cade Basketball
Hargeisa
2522-522187

Telephone

+2522522522187

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SRCS Hargeisa Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share