Saadaal Development Organization

Saadaal Development Organization Madasha Ururka Saadaal Development Org, waa Madal Kulmisay aqoonyahan & Haldoor badan oo Wadanka Wax badan Gashaday, Jecelna Horumarka Wadanka.

Waxaa caawa qabsoomay Kulan Dhex Maray Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ee Wadani Mudane Hersi Ali H Hassan iyo Ururka Sa...
27/07/2026

Waxaa caawa qabsoomay Kulan Dhex Maray Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ee Wadani Mudane Hersi Ali H Hassan iyo Ururka Saadaal Development Organization.
Kulankan oo Ujeedadiisu Daaranayd;
- Is Barasho, Is Xog Waraysi iyo Wada Shaqayn.
- ⁠Xoojinta Xidhiidhka Ururka & Xisbiga.
- ⁠in Kor Loo qaado Saamiga ay Dhalinyaraddu Saadaal kuleedahay Xisbiga.
Gabo gabadii Waxa uu Kulanku ku soo Dhamaaday; Guuul.

Walaalnimo + Saaxibtinimo
30/06/2026

Walaalnimo + Saaxibtinimo

Gool Dhalintii Koobka Waxa ku Guulaystay:- Mukhtaar & Maxamed Qani Hambalyo.
30/06/2026

Gool Dhalintii Koobka Waxa ku Guulaystay:-
Mukhtaar & Maxamed Qani

Hambalyo.

Ciyaaryahankii ugu Fiicnaa Inta uu Tartanku Socday. Player Shire : Anfac Notary.
30/06/2026

Ciyaaryahankii ugu Fiicnaa Inta uu Tartanku Socday.
Player Shire : Anfac Notary.

Qeybta 3aad. Kooxda Dhaaya Billa oo Ciyaar Aad u qurux badan soo Bandhigtay Balse Nasiibka ayaa Qadaray in Lagagaga Guul...
30/06/2026

Qeybta 3aad.
Kooxda Dhaaya Billa oo Ciyaar Aad u qurux badan soo Bandhigtay Balse Nasiibka ayaa Qadaray in Lagagaga Guulaysto Gool ku laad.

Qeybta 2aad. Martida qiimaha Badan ee Nagala soo Qeyb gashay Ciyaarta Koobka, Waxa ay ku Mahadsan Yihiin Wakhtigooda Qii...
30/06/2026

Qeybta 2aad.
Martida qiimaha Badan ee Nagala soo Qeyb gashay Ciyaarta Koobka, Waxa ay ku Mahadsan Yihiin Wakhtigooda Qiimaha ee ay Dhalinayaradda U soo Hureen.
Waaad Mahadsan Tihiin.

Qeybta 1aad. Kooxda Anfac Notary ayaa Ku Guulaystay Koobka Saadaal Cup, ka dib markii ay Gool ku laad kaga Adkaatay Koox...
30/06/2026

Qeybta 1aad.
Kooxda Anfac Notary ayaa Ku Guulaystay Koobka Saadaal Cup, ka dib markii ay Gool ku laad kaga Adkaatay Kooxda Dhaaya Billa.

CAAWA & CIYAARTA FINAL-KA SAADAAL CUP. caawa waxa la Ciyaari doona Kulankii Dhamaadka Saadaal Cup oo ay iskugu soo Hadhe...
30/06/2026

CAAWA & CIYAARTA FINAL-KA SAADAAL CUP.
caawa waxa la Ciyaari doona Kulankii Dhamaadka Saadaal Cup oo ay iskugu soo Hadheen Labada Kooxood.
Dhaaya Billa Vs Anfac Notary.
Garoonka : Salaan Jirde.
Time : 8:30pm.

Guddoomiyaha Ururka Saadaal Development Organization Mudane Cabdiraxmaan Iid Colaad ayaa ka Qeyb galay kulan lagu falanq...
24/06/2026

Guddoomiyaha Ururka Saadaal Development Organization Mudane Cabdiraxmaan Iid Colaad ayaa ka Qeyb galay kulan lagu falanqaynayay Qiimaynta iyo Dib-u-eegista Kharashaadka Dadweynaha ee Qaybta Daryeelka Bulshada.
Kulankaas oo ay ka soo Qeyb galeen Hay'addaha ka Shaqeeya Arimaha Daryeelka Bulshada.
Waxa ka soo Qeyb galay oo Daah furay Kulanka, Agaasimaayaasha Guud ee Wasaaradaha Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Qoyska.

22/06/2026

Kooxda Anfac Notary ayaa Iska Xaadirisay Finalka Koobka Saadaal, Ka Dib markii ay Kooxda Zafiir kaga Guulaystay Rikoodhayaal.

Address

Farah Nour Street
Hargeisa

Telephone

+252634076535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saadaal Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share