16/08/2026
Waxqabad kasta wuxuu ka bilaabmaa bulsho. Isbeddel kastana wuxuu ka bilaabmaa wadajir.
Bishii 7aad 2026, SOFHA waxay sii wadday dadaalladeeda lagu horumarinayo caafimaadka iyo daryeelka bulshada iyada oo loo marayo adeegyo caafimaad, wacyigelin, tababbarro, iyo ka qaybgelinta bulshada.
Bishan waxaan ku guuleysanay:
Bixinta 4,076 adeegyo caafimaad.
Gaarista 309 ka-qaybgale oo ka faa’iidaystay hawlaha bulshada.
Xoojinta awoodda haweenka booliska ee ka hortagga GBV.
Wacyigelinta Kansarka Naasaha iyo Afka Ilma-galeenka.
Kulamo caafimaad oo loo qabtay waalidiinta iyo daryeelayaasha.
Hawlaha Future4Binti ee gabdhaha dhallinyarada.
Aqoon-is-weydaarsiga Youth Co-Design.
⸻
Every activity begins with a community. Every impact begins with collaboration.
In July 2026, SOFHA continued delivering quality health services while empowering communities through awareness, capacity building, and youth engagement.
This month we:
Delivered 4,076 health services.
Reached 309 participants through community activities.
Strengthened policewomen’s capacity to address GBV.
Raised awareness on Breast & Cervical Cancer.
Conducted community health sessions for parents and caregivers.
Supported adolescent girls through the Future4Binti Project.
Engaged youth through a Co-Design Workshop.
We extend our sincere appreciation to our communities, partners, and dedicated staff for making this impact possible. Together, we continue building Better Health, Stronger Communities.